Wafdi ka socda dowladda Norway oo maanta gaaray magaalada Garoowe
(March 29, 2011)
Garoowe:-Waxaa maanta soo gaaray magaalada Garoowe wafdi ka socda dalka Norway waxaan maanta wafdigaan ku soo dhawee yey garoonka diyaaradaha ee Garoowe Wasiirka Caafimaadka Dr, Cali C/laahi oo hogaam
Nabadoon xalay lagu dilay magaalada Boosaaso iyo Ciidanka Booliska oo dilkaas dad u qabtay
(March 29, 2011)
Boosaaso:Waxaa xalay nin dhalinyaro ah oo hubaysan ku toogtay magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari ,Nabadoonka xalay la dilay ayaa waxaa lagu magacaabo Nabadoon Axmed Saalax Ceynab, Nabadoonka a