Ammaanka magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug oo si aad ah loo adkeeyey.
(April 29, 2011)
Gaalkacyo:-Magaalada Gaalkacyo xarunta gobolka Mudug ayaa labadii habeen ee ugu dambeeyey ammaanka waxaa loo adkeeyey si aan horey loo arag tan iyo wixii ka danbeeyey falalkii dhawaan ka dhacay ma
Madaxweynaha Puntlland Dr.C/raxmaan Faroole oo saaka soo gaaray magaalada Boosaaso
(April 29, 2011)
Boosaaso:-Waxaa saaka soo gaaray magalada Boosaso xarunta gobolka bari wafdi uu hor kacayo madaxwey naha dowllad Puntalnd Dr.C/raxmaan Faroole Wafdiga Madaxweynaha Puntlland Dr.Faroole ayaa shalay saf
Shirkii Sanad laha ahaa ee Golaha Isutaga Masaajida ee W/Mareykanka oo maanta Furmaya
(April 29, 2011)
PHOENIX:-Maalinta bari ah oo maalin jimco ah, kuna beegan April,29/2011waxaa si rasmi ah uga furmaya magaalada phoenix,az,ee wadanka maraykanka shirkii sanadlaha ahaa ee ay isugu imaan jireen golaha i
Madaxweynaha dowllad Puntland C/raxmaan Maxmed Maxmuud Faroole oo gaaray Qardho
(April 28, 2011)
Qardho:-Madaxweynaha Puntland iyo wafdi uu horkacyo ayaa goordhaweyd gaaray Degmada Qardho ee xarunta gobalka Karkaar madaxweynaha Puntland ayaa socdaalkiisa waxaa ku weheliya wasiiro Xildhibaano iyo
Ciidamado ka tirsan DFKM iyo kuwa Ahlu suna oo la wareegay degmada Garbahaarey
(April 28, 2011)
Gedo:-Ciidamado ka tirsan DFKM iyo kuwa Ahlu suna oo wada socda ayaa la wareegay gacan ku haynta degmada Garbahaarey ee gobolka Gedo ka dib markii ay ka baxeen ciidankii Ururka Al-Shabaab. Ciidamad
Madaxweynaha DFKM oo kormeer ku tagay wasaaradii G/dhiga iyo kuliyadii hore ee Jaale Siyaad
(April 28, 2011)
Muqdisho:-Madaxweynaha DFKM Shariif Sh Axmed ayaa maanta booqasho ku tagay fariisimaha ciidamada DFKM ay ku leeyihiin ee degmada Hodon ee gobolka Banaadir iyo wasaaradii hore G/dhiga  Madaxweynaha
Soomaalida ku nool Denmarka oo ka guuraysa Denmark waa maxay tahay sababtu ?
(April 28, 2011)
Denmark:-Soomaalida ku nool wadanka Denmarka ayaa intooda badani ka guur een wadanka Denmark dadka soomaaliyeed ayaa badankood kala kulmaan sida ay kuu sheegayaan marka aad waraysato midab sooc iyo af
Bayaankii culimada ay ka soo saareen Nadwo shalay lagu soo afmeeray Masjidka Rowda ee Boosaaso.(Dhagayso)
(April 28, 2011)
Boosaaso:-Nadwdii 9aad ee ka socotay Masjidka Al-Rowada ayaa caawa la soo afmeeray nadwada ayaa socotay mudo isbuuc ah waxaana ay culumada inta ay socotay nadwada ka bixiyeen nasaaix kala duwan waxayn