Gudoomiyaha Gobalka Mudug Maxamed Yuusuf Tigey oo dib ugu soo laabtay Gaalkacyo (Dhageyso)
(November 2, 2013)
Gaalkacyo:-Gudoomiyaha gobolka Mudug Maxamed Yuusuf Jaamac Tigey ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Gaalkacayo ee xaruunta gobalka Mudug, waxaana uu socdaal kala duwan ku soo bixiyey wadamada A
Ciidanka maamulka gobolka Hiraan iyo kuwa AMISOM oo howl gal ka fuliyey Beledweyne
(November 2, 2013)
Hiiraan:-Waxaa maanta ay ciidanka maamulka gobolka Hiraan iyo kuwa AMISOM ee dalka Jabuuti ay howl galo ka fuliyeen qaar ka mid ah xaafadda magaalada Beledweyne, Ciidamadaan is garabsanaya ayaa waxaa
Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Al-Hidaaya Sheekh Mowliid Cabdi Ahmed (Dhageyso)
(November 2, 2013)
Nairobi:-Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Al-Hidaaya ee magaalada Nairobi ayaa waxaa ka jeediyey Sheekh Mowliid Cabdi Ahmed alaha dhowree waxaan uu Sheekha uga hadlay  in ay diinta Islaamku ay tahay dii
Shirka dib-u-hehiisiinta Jubbooyinka oo dib u dhacay iyo Ahmed Madoobe oo gaaray Muqdisho(Dhageyso)
(November 2, 2013)
Muqdisho:-Wararka naga soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in uu dib u dhacay mar kale shirka Shirka dib-u-hehiisiinta gobalada Jubbooyinkaiyo Gedo   oo la filayey in uu galabta ka furmo maga
Culumo iyo Aqoonyahanno Booqday Jaamacadda Bariga Afrika Faraca Buuhoodle
(November 2, 2013)
Buuhoodle:-Aqoon yahanadda kal ah Prof Cabdirisaaq Maxamed Aadan (Lafoole) Gudoomiyaha Jaamacadda Nugaal ee magaalada Laascaanood, Sh Axmed Maxamed Saleebaan, madaxa mu,assada alkaram ee dacwada iyo h
Dufcadii 5aad ee ka qalin Jabisay Machadka sare ee Al-Furqaan ee Buuhoodle (Masawiro+Muuqaal)
(November 2, 2013)
Buuhoodle:-Magaalada Buuhoodle ee Xarunta Gobolka Cayn Waxaa Ka Dhacday Xaflad Aad u Balaadhan Xalfadaasi oo Lagu Sogootinayey Arday ka qalinjebisey Magacdaka sare ee AlFurqaan ee Magaalada Buuhoodle
Dawro Tacliin ah loo qabtay Maamulayaasha iyo Macalimiinta Macaahidda gobolka Cayn‏(Masawiro)
(November 2, 2013)
Buuhoodle:-Magaalada Buuhoodle ayaa lagu qabtay aqoon isweydaarsi ay soo qaban qaabisay muassasada  Dacwiga ah ee Al-Karam qaybteeda gobolka sool.Siminaarkan oo soconaya mudo sadex maalmood ah ayaa l
Shirka dib-u-hehiisiinta Jubbooyinka oo galabta ka furmaya magaalada Muqdisho
(November 2, 2013)
Kismaayo:-Waxaa galabta  la filayaa in uu ka furmo magaalada Muqdisho Shir dib-u-heshiisiinta beelaha  ku dhaqan gobollada Jubbooyinka iyo Gedo waxaana shirka ka soo qeybgali doona masuuliin ka socd