
(November 5, 2013)
Leicester:-Waxaa maanta oo taariikhdu tahay 5.11.2013 Shahaado sare ee Mastarka la gudoon siiyay Sh.Abdulqadir Dalmar oo degan magaalada Leicester ee UK. Wuxuuna ku takhasusay Islamic Bankin

(November 5, 2013)
Muqdisho:-Shirka dib-u-heshiisiinta gobalada Jubbooyinka iyo Gedo ayaa lagu wadaa in maalinta birito ah lagu soo gabagabeeyo magaalada Muqdisho ka dib markii uu dib u dhacay warmurtiyeed laga soo saar

(November 5, 2013)
Buuhoodle:-Gabdhaha wax ka barta Machadka sare ee Al-furqaan Buuhoodle iyo Macaahidda sharciga ah ee hoostaga iyo weliba kuliyadda shareecada ee Jaamacadda bariga Afrika faraceeda Buuhoodle ayaa samay

(November 5, 2013)
Muqdisho, November 5, 2013----Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid ayaa galabta xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirka Arrimaha Dibadda ee dalka Itoobi Shirka dib u heshiisiinta gobollada Jubooyinka oo la filayo in maanta la soo Afmeero
(November 5, 2013)
Muqdisho:-Shirka dibu heshiinta gobollada Jubbooyinka ayaa maalintii 3aad ka socda magaalada Muqdisho waxaana maanta looga dooday shirka arimaha amniga iyo sidii looga dhigi lahaa ciidan rasmi ah Male

(November 5, 2013)
Buuhoodle:-Ardayda wax ka barata Machadka sare ee Al-furqaan magaalada Buuhoodle gaar ahaana kuwa dhigta fasalka 1aad ee dugsiga sare (Form One) ayaa la dhex dhigay tartan u dhexeeya gabdhaha & Ninkii xubnaha is jaray! Shiikh Axmed Cabdisamad
(November 5, 2013)
Qofka aadanaha ah wuxuu ka kooban yahay seddex quwadood oo kala ah: awooda jirka, tan caqliga iyo mida ruuxa. Seddexda awoodood way isdhamaystiraan. Haddii mid hawlgab noqotana inta kale si buuxda aya

(November 5, 2013)
Buuhoodle:-Waxaa magaalada Buuhoodle ee Gobolka Cayn soo gaaray Sh Axmed Maxamed Suleymaan oo ka mid ah culimada waaweyn e Soomaaliya fadhigiisuna yahay magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool.S
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|