
(November 6, 2013)
Denmark:-Waxaa mar kale si kedis ah uga soo muuqday warbaahinta Reer galbeedka Morten Strom oo ahaa Jaasuus u dhaqeynayey mudo dheer Sirdoonka dalka Denmarka ee loo yaqaan PET iyo CIA Maraykanka waxaa

(November 6, 2013)
Boosaaso:-Waxaa maanta maamulka jaamacadda Bariga Afrika ay ka warbixiyeen kormeer ay maalmihii la soo dhaafay ku sameeyeen jaamacadda,kaasi oo ay ku kormeerayeen habsami u socodka Jaamacadda. Shir ka Madaxweynaha DFS oo gaaray Degmada Jowhar ee xarunta gobalka Sh/Dhexe
(November 6, 2013)
Jowhar:-Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu horkacayo ayaa waxaa ay gaareen magaalada Jowhar ee xarunta gobalka Sh/dhexe waxaana halkaas ku soo dhaweeyey maamulka gobolka Sh/Dhexe iyo

(November 6, 2013)
Muqdisho:-Waxaa goor dhaweyd lagu soo xiray xarunta Habar Khadiijo ee xarunta Nabad sugida Soomaaliya shirkii dib u heshiisiinta gobollada Jubooyinka oo ay ka soo qayb galeen ergooyin ka kala socda Do

(November 6, 2013)
Muqdisho:-Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sh Maxamud ayaa Casho Sharaf u sameeyay ergadii ka socotay JubbooyinkaCashada ka hor ayaa waxaa lasoo bandhigay heeso wadani ah iyo r
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|