Rasaas caawa laga maqlay magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari
(November 8, 2013)
Boosaaso:-Waxaa caawa laga maqlay magaalada Boosaaso rasaas ay rideen ciidanka ilaalada ka ah xabsiga weyn ee magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari ka dib markii weerar lagu soo qaaday waxaana gu

(November 8, 2013)
Muqdisho:-Waxaa caawa qarax uu ka dhacay baanka hore ee Hotelka Maka Al-Mukarama ee magaalada Muqdisho, qarax ayaa waxaa ku dhintay ilaa 6 qof waxaan u dhaawacmay ilaa 15 kale. Warar dheeraad ah oo

(November 8, 2013)
Nairobi:-Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Al-Hidaaya ee magaalada Nairobi ayaa waxaa maanta jeediyey Sh.Cabdiwaaxid Xassan allaha dhowree waxaan uu Sheekha uga hadlay bisha Muxaram iyo fadliga maalinta C

(November 8, 2013)
Muqdisho:-Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa xalay casho sharaf ugu sameeyey hoygiisa Hogaamiyaha KMG ah ee Maamulaka Juba Sheikh Axmed Max

(November 8, 2013)
Kampala:-Waxaa la sheegayaa in Sultaan Makenge ay la socdeen boqolaal ka tirsan dagaallamayaasha ururka M23, sida ay sheegeen ilo wareedyo BBC-du la hadashay Dowladda Ugaandha iyo tan Koongo labadu

(November 8, 2013)
Boosaaso:-Mahad oo dhan alle baa leh nabadgalyo iyo naxariisna waxay u sugnaatay nabigeen Maxamed صلي الله عليه وسلم intaa ka dib Dadka iyo duunyada waxa kala duwa waa caqliga. Haddii
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|