
(November 9, 2013)
Nairobi:-Sh.Maxamed Cabdi Umal ayaa shalay khudbadii Jimcaha waxaana uu uga hadlay khatarta ay leedahay in magac diin iyo dan qabiil umada lagu burburiyo,loona gacan geliyo dalkooda gaalo iyo Cadow. S Taliya Booliska Nairobi Benson Kibue oo sheegay in Islii ay Dhuumaaleystaan Al-Shabaab
(November 9, 2013)
Nairobi:-Ciidamada Booliska dalka Kenya, ayaa xalay raaf xooggan mar kale ka sameeyey Xaafada Islii oo ay ku badan yihiin Soomaalida ku dhaqan magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya waxaana dad ba

(November 9, 2013)
Qardho:-Waxaa Soo gaaray magaalada Qardho ee xarunta gobalka Karkaar Xubno sare oo ka tirsan Golaha Boorka Jaamacada Bariga Africa, oo uu hogaaminayo Mudane Aadan Sh Doon Cali iyo Sh Cabdi waaxid Xaas

(November 9, 2013)
Garoowe:-Wasiirka wasaaradda Caafimaadka Dowladda Puntland Dr.Cali Cabdilaahi Warsame ayaa sheegay in aysan wax shaqo ah ku lahayn shir looga hadlayo caafimaadka Soomaaliya oo ka socda magaalada Muqdi

(November 9, 2013)
Gaalkacyo:-Waxaa maanta soo gaaray magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug Musharax Cabduwali Maxamed Cali Gaas waxaana halkaas ku soo dhaweeyey dadweyne taageersan Musharax Cabduwali Maxamed

(November 9, 2013)
Boosaaso:-Wasaarada Amniga ee Puntland ayaa saaka waxay ka hadashay weerar xalay lagu qaaday xabsiga dhexe ee magaalada Boosaaso, kaas oo dhaliyey khasaaro leh dhimasho iyo dhaawac waxaana ku dhintayÂ

(November 9, 2013)
Garoowe:-Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiraxman Maxamed Maxamuud Farole iyo wafdi la socday ayaa maanta gaaray Tuulada Caano-Yaskax oo qiyaastii u jirta magaalada Garoowe ilaa 90KM. Wafdiga Madax
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|