Eeddo ninka inanta iga guursaday waa noocaas maaska ah! W/Q Sh Ahmed Cabdisamed
(November 10, 2013)
Muqdisho:-Dadku waxay kala leeyihiin midabbo, muuqaallo, mabaadi’ iyo mawaaqif lagu kala sooco. Nin walbana waxaa la gartaa waxa uu xambaarsan yahay ee ah diin, dhaqan, afkaar iwm, halkaas ayaana lo

(November 10, 2013)
Nairobi:-Magaalada Nairbi ayaa waxaa maanta ka dhacaya shir saddex geesood ah oo looga hadlayo dibu laabashada qoxootiga Soomaaliyeed.Shirka, ayaa waxaa ka qeyb galaya dowladda Kenya, tan Soomaaliya,

(November 10, 2013)
Kudhaa:-Ciidamada Maamulka KMG ah ee Jubba ayaa la wareegay gacan ku heynta Jaziirada Kudhaa oo iyada oo aan wax dagaala ka dhicin halkaas oo ay horey ugu sugnaayeen kooxda Al-Shabaab. Afhayeenka

(November 10, 2013)
AdisAbaba:-Ra'iisul wasaaraha Itoobiya, Hailemariam Desalagn ayaa waxaa uu sheegay in dowladiisa ay diyaar u tahay in ay ka mid noqoto ciidanka AMISOM ee ku sugan gudaha Soomaaliya. Ra'iisul wasaar

(November 10, 2013)
Garoowe:-Galabnimadii khamiista ayaa masjidka Xaaji Cali ee magaalada Garoowe waxaa lagu qabtay xaflad lagu maamuusayo xaafidka da'da yarta ee C/Laahi C/Qani Qorane oo dhameeyey qu,aanka Kariimka .

(November 10, 2013)
Muqdisho:.Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cabdi Farax Shirdoon “Saacid”ayaa booqasho ku soo kala bixiyey, qaar ka mid ah iskuulaadkii ay dib u howlgalisay Wasaar
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|