Culimada Puntland oo codsi u diray shacabka Soomaaliyeed kana codsaday Gurmad(Dhageyso)
(November 12, 2013)
Boosaaso:-Sh.Axmed Daahir oo ka mid ah Culumada waaweyn ee Soomaaliya oo xalay ka hadlay Masjidka Rowda ee magaalada Boosaaso ayaa baaq deg deg ah u jeediyey bulshada Soomaaliyeed ee ku dhaqan dibada
HARO oo baaq u diray Umada Soomaliyeed
(November 12, 2013)
Hay,ada Haro iyo maamulkeedu waxay ka tacsiyaynayaan dhibaatada weyn ku ee habsatay walaalaha soomaaliyeed ee ku nool xeebaha bari ee puntland.waxaan ilaahay uga baryaynaa inuu u naxariisto intii dhim
Barnaamijkii gurmad oo habeenkii 2aad galay iyo warbixin ku saabsan degaanadii dabayshu ku dhufatay
(November 12, 2013)
Boosaaso:-Mu,asasada AL-minhaaj oo dadaal dheer ugu jirta siddii  wax loo gaarsiin lahaa dadkii ay dabayluhu saameeyeen ayaa habeenkii labaad ka dhacay Masijdka weyn ee Al- Rawda iyadoo Barnaamij Tab
Golaha Wasiirada DFS oo gudi u saaray duufaanada ku dhuftay xeebaha Puntland
(November 12, 2013)
Muqdisho:-Golaha Wasiirada ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa galabta isugu yimidi shir aan caadi ahayn kaas oo looga hadlayey Duufaanta ku dhufatay deegaano balaaran oo ku yaala Puntland
Madaxweynaha Puntland oo booqday degaanka Sunijiif oo 60 KM u jirta Garoowe
(November 12, 2013)
Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Puntland Dr.C/raxmaan Sh. Maxamed Faroole iyo qaar ka mid ah golaha wasiirada Puntland ayaa maanta waxaa ay booqasho ku gaareen Buunadda Sunijiif oo qiyaastii u jirta
Ra iisul Wasaaraha oo markii u horeysay ka hadlay Is-maandhaafka madaxada DFS
(November 12, 2013)
Muqdisho:-War saxaafadeed oo goor dhow ka soo baxday Xafiiska Ra'iisul Wasaaraha DFS Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa waxaa lagu xaqiijiyey in uu jiro khilaafka u dhexeeya Ra'iisulwasaare Saacid iyo
رسالة عن حركة الشباب وإدارتها المنحرفة W/Q Abuu Yuusuf Qariib (Akhriso)
(November 12, 2013)
Muqdisho:-Waxaa mar kale lagu faafiyey mid ka mid ah mareegaha taageera Ururka Al-Qaacida qoraal dheer oo uu qoray Abu Yuusuf Al-Qariib oo ka mid ah kooxda ururka Al-Shabaab waxaana uu ka hadalay arri