Masjidka Al-Hudaa ee Garoowe oo maanta looga gurmaday dadkii duufaantu ku dhufatay
(November 15, 2013)
Garoowe:-Waxaa maanta salaadii Jimce ka dib laga bilaabay Masjidka weyn ee Al-hudaa ee magaalada Garoowe barmaamij lacag iyo Agab kale loogu aruurinayo dadkii ku waxyeeloobay roobabkii watay dabaylaha
Ogeysiis ku socda Dhamaan Jaaliyada Somaaliyeed ee Toronto (Akhriso)
(November 15, 2013)
Toronto:-Ugu Horayn Ducaada iyo Dhamaan Jaaliyada Soomaaliyeed ee Toronto waxay tacsi Tiiraanyo leh u dirayaan Shacabka Soomaaliyeed ee gobollada W/Bari Puntland), oo ay ku habsatay musiibada baa
Khudbadii Jimce ee Masjidka Abu bakar ee Sh Maxamed Cabdi Umal (Dhageyso)
(November 15, 2013)
Nairobi:-Khudbadii Jimce ee maanta ayaa dhamaan Masaajida ku yaal xaafada Islii iyo Nairobi waxaa ay si weyn culumada ugu booriyeen umada Muslinka ee ku dhaqan Kenya in ay garab istaagaan walaalahood
Itoobiya iyo Jabuuti oo gurmadkii ugu horeeyay u soo diray Puntland.[Masawiro]
(November 15, 2013)
Garoowe:- Waxaa maanta soo gaaray Garoonka diyaaradaha ee magaalada Garoowe gurmadkii ugu horeeyey ee ka yimid dalka Jabuuti iyo Itoobiya waxaan gurmadkaan waday ilaa labo diyaaradood. Diyaaradaha maa
Sidee u dhacay Gurmadkii Culimadu ay ka wadeen Masjidka Al-rowda ee Boosaaso.[Dhagayso]
(November 15, 2013)
Boosaaso:-Waxaa habeenkii xalay lagu soo afmeeray masjida weyn ee Al-rowda ee magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka bari gurmada baaxad leh oo ay culimadu ay ka wadeen saddexdii habeen ee la soo dhaaf
Sh Cabdiraxmaan Abyad oo xalay baaq u jeediyey Jaaliyaadka dibada.[Daawo Video]
(November 15, 2013)
Copenhagen:-Shiikh Cabdiraxmaan Abyad oo ka mid ah culimad Soomaaliyeed ee ku nool dalka dibadiisa gaar ahaan dalka Danmark ayaa baaq u jeediyey xalay bulshada Soomaaliyeed ee ku nool dalka dibadisa i