Hay’ada HARO oo Rashin,Bustayaal iyo Ma’acuun gaadhsiisay Dadkii duufaantu dhufteen (Masawiro)
(November 18, 2013)
Minnesota:-Hay'da HARO oo fadhigeedu yahay dalka Maraykanka ayaa Maanta gaadhsiisay,dadkii Dhibaatadu ka soo gaadhay duufaantii ka dhacday W/Bari Somalia.Hadaba Maamulka hay'adu waxay ku howlan yihiin
Khudbadii Jimcaha Ee Masjidka Abuu Bakar Ee Minnesota (Daawo)
(November 18, 2013)
Minnesota :--Waxaan idiin soo gudbineynaa Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Abuu Bakar ee magaalada Minnesota waxaa khudbada diirada lagu saaray sidii gurmad loo fidiyo dadweynaha ay ku dhufteen duufaanad
Puntland oo sheegtay in ay qabatay 2 Jaasuus oo u dhashay Britian iyo Faransiiska (Masawiro)
(November 18, 2013)
Garoowe:-Wasaarada amniga Puntland ayaa maanta shaacisay in ciidana Nabadsugida Puntland PIS ay gacanta ku dhigeen laba nin oo ay ku sheegeen in ay howlo basaasnimo ka wadeen deegaanada Puntland. W
Culimadda gobalka Nugaal oo 25.000$ oo Deeq ah la soo gaarsiiyay (Masawiro)
(November 18, 2013)
Garoowe:-Waxaa weli si xowli ah u socda gurmadka ay walaalaha Muslimiinta ee Soomaaliyeed ay u fidinayaan walaalahood ay duufaanada ku dhufteen iyaga oo taakuleynta iyo gurmadka ku aadinayey culumada
R/W Saacid oo ku baaqay in si deg deg loo joojiyo dagaalada ka socda No.50
(November 18, 2013)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Cabdi Faarax Shirdoon "Saacid" ayaa ku baaqay in si deg deg loo joojiyo dagaalada ka socda inta u dhaxaysa No.50 iyo magaal
Wafdigii culimada ee tegay goobaha roobabka iyo dabayluhu ku dhufteen oo ku soo laabtay Boosaso
(November 18, 2013)
Boosaaso:-Culimo’udiinka ku nool degaanada Puntland ee dhawaan socdaal ugu boqaalay degaano ay ku dhufteen roobabka iyo dabaylah duufaanaha wata oo khasaaro dhimasho iyo hanti beel ah geystay. Culim
Aabbe 6 caruur ah iyo Hooyadood kaga dhinteen roobabkii ka da’ay Puntland(Cod/Masawiro)
(November 18, 2013)
Axmed Xassan Ismaaciil waa Aabe ay caruurtiisa oo lix ah iyo hooyadood ay kaga dhinteen roobabkii iyo dabaylihii duufaanaha watay ee ku dhuftay degaano ka tirsan Gobolka Nugaal, Bari, Karkaar. Aabbe A