Culimo’udiin iyo Kalkaaliyaal caafimaad iyo safarkoodii deegaanada ay duufaanadu ku dhufteen (Masawiro)
(November 20, 2013)
Garoowe:-Kormeer qaatay afar maalmood oo ay deegaannadii ay aafayseen roobabkii dabaylaha watay ee dad iyo duunyaba wax yeeleeyay ay ku tageen guddi uu hogaaminayey Guddoomiyaha Mu’asasada AL-minhaa
Culimo’udiinka ka yimid Uganda oo deeq lacageed sidday oo gaaray Garoowe
(November 20, 2013)
Garoowe:-Waxaa caawa gaaray magaalada Garoowe ee xarunta Gobolka Nugaal wafdi culimo iyo ducaad ah kuwaas oo ka soo kicitimay  dalka Uganda si ay tabarucaad iyo deeq lacageed oo ay Jaaliyad Soomaaliy
Sh Maxamuud Shibli iyo Kitaabkii الجواهر الثمينة في أدلة السفينة [Akhriso]
(November 20, 2013)
Nairobi:-Sh Maxamuud Shibli oo ka mid ah culimada dalka Soomaaliyeed ee ku nool dalka Kenya ayaa waxaa uu sharxay Kitaabka الجواهر الثمينة في أدلة السفينة  kitaabkaan oo ah
Xawaaladda Hodan Global oo deeq ku wareejisay culimada iyo Mu’asada Alminhaaj (Masawiro)
(November 20, 2013)
Boosaaso:-Waxaa maanta Xawaaladda Hodan Global Online ay deeq ku wareejisay culimada iyo Maamulka Mu’asada Al-Minhaaj ,Deeqdan ay wareejisay Xawaaladda Hodan ayaa waxaa wareejiyay Maamuulaha guud ee
Warbixintii culimadii tegay goobihii duufaanada ay ku dhufteen.[Dhagayso]
(November 20, 2013)
Boosaaso:-Culimo'udiin ,ducaad iyo waxgarad kale oo ay hogaaminayeen Sh Daahir Aw-Cabdi iyo Sh.Axmed Daahir iyo Gudoomiyaha Mu’asasada AL-minhaaj ee Dacwada iyo Hormarinta Ustaad Maxamed Maxamuud Ci
Ambassador Nicholas Kay iyo wafdi la socda oo tegay magaalada Garoowe
(November 20, 2013)
Garoowe:-Waxaa saaka gaaray magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal Ergayga Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Ambassador Nicholas Kay , wafdiga la socday Ambassador Nicholas Kay ay
Ra’iisul Wasaaraha DFS oo Isbitaalka ku booqday dhaawacyada weerarkii saldhigga Beledweyne
(November 20, 2013)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka ee Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa maanta booqday dhaawacyada dadkii ku waxyeeloobay weerarkii shalay kooxaha nabadiidka ay ku qa