
(November 24, 2013)
Nairobi:-Waxaa habeenkii Sabtida eheed taburucaad laga bilaabay in laga uruuriyo Masjidka Abu Bakar ee magaalada Nairobi waxaana tabarucaadka qeybweyn ka qaatay Culumada ,Waxgaradka,iyo Ganacsatada ma Been Abuur laga sameeyey Sh.Maxamed Cabdi Umal Allah dhowree (Daawo)
(November 24, 2013)
Nairobi:-Waxaa baryahaan aad ugu soo batay barta Facebook rag caadeystay dhaqana ka dhigtay in ay ku been abuurtaan culumada iyo dadweynaha kale ee Soomaalida iyaga oo ku furta Acount magacyada iyo Ma Mooshinkii laga keenay Raisulwasaaraha DFS Cabdi Faarax Shirdoon oo dib loo dhigay
(November 24, 2013)
Muqdisho:-Kulanka baarlamanka DFS ayaa maanta waxaa lagu soo gudbiyey mooshinka ka dhanka ah Ra’isal wasaare Saacid waxaana mooshinka soo gudbiyey xildhibaano gaaraya 168 waxaana ka dhashay bu

(November 24, 2013)
Garowe:-Madaxweynaha dowladda Puntland Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud Faroole ayaa maanta furay mashruuc khuseeya xuquuqda Dumarka iyo Caruurta waxaana mashruuca helgaliyey Midowga Yurub iyo Hay’

(November 24, 2013)
Boston:-Waxaa dhamaan la ogeysiinayaa jaaliyada Soomaaliyeed ee ku nool Boston in uu bilaaban doono Mutamarkii sanadlaha ahaa ee lagu qaban jiraya Masjidka Al-Taqwa waxaana ka soo qeyb gali doono culu
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|