Ciidanka Maamulka KMG ee Jubba oo qarax lagu weeraray magaalada Kismaayo
(November 25, 2013)
Kismaayo:-Waxaa galabta uu qarax ka dhacay magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka J/hoose waxaana qaraxa lala beegsaday gaari ay wateen ciidanka Maamulka KMG ee Juba waxaana qaraxa uu geystay khasaaro.
War-saxaafadeed uu soo saaray maanta Boqor Burhaan Boqor Muuse [Akhri]
(November 25, 2013)
Qardho:-Shalay,24-11-20.13 waxaan safar ku tagnay magalada garowe halkaasi oo si diiran oo uu kalgacal ku jira naloogu soo dhaweeyey. Waxaan u mahadcelinayaa danjirayaasha dalalka USA,iyo dalalka reer
Ra’iisul wasaaraha DFS oo booqday wasaaradaha warfaafinta iyo kheyraadka
(November 25, 2013)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa saaka booqday xarumaha Wasaaraddaha  Warfaafinta, Boostada, Isgaarsiinta iyo gaadiidka iyo Wasaa
Ligligga ayaan haystaa!!!! W/Q Sh. Fu’aad Maxamuud X. Nuur
(November 25, 2013)
Boosaaso:-Is maan dhaafku waa shay nolosha aadanaha ka mid ah, ilmo Aadan CSA ayaa is maan dhaafkoodii wuxuu ku dhammaaday dil, waxaase dhuuxid u baahan dhaqanka qur'aanku ka soo guuriyey labadaa nin
Cambaarayn dilkii xaq darrada ahaa ee Alle ha u naxariistee ganacsade Caaqil Cabdiladiif Axmed
(November 25, 2013)
London:-Alle ha u naxariistee waxaa si fool xun oo waxashnimo ah oo gardarro iyo sabab la’aan loogu dilay magaalada Kismaayo ganacsade Caaqil Cabdiladiif Axmed-nuur Xassan maalintii Sabtida ee taari
Culimo uu horkacay Sh.Maxamuud Xaaji Yusuf oo saakay booqday Dugsiga Sare Al-waaxa
(November 25, 2013)
Garoowe:-Shiikh.Maxamud Xaaji Yuusuf ayaa saaka waxaa booqasho ay ku tageen Dugsiga sare ee Al- waax si ay masuuliyiinta iyo Ardaydaba uga soo mahad celiyaan gurmadka ay u fidiyeen walaalahood dhibku