Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Leicester, Uk oo lacag deeq ah u dirtay Gudiga Gurmadka Culimada
(November 26, 2013)
Leicester:- Waxaa maanta oo Taariikhu ay tahay 26-11-2013  ay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee magaalada Leicester , UK ay ugu deeqeen lacag gaaraysa $22,724 dollar  dadkii waxyeeladu ka soo gaartay rooba
Puntland oo sheegtay in wax kaalmo ah oo ay balan qaaday DFS aysan soo gaari
(November 26, 2013)
Garoowe:-Wasiiru dowlaha Maamul Wanaaga Dowlada Puntland Maxamed Faarax Ciise (Gaashaan )ayaa galabta Shirjaraa,id ku qabtay magaalada Garoowe ee xarunta dowlada Puntland waxaana ka warbixiyey halka u
Deeq Lacageed oo la soo gaarsiiyey Jaamacadda Bariga Afrika ee Buuhoodle.[Video]
(November 26, 2013)
Buuhoodle:-Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ka soo jeeda Gobolka Cayn ee kuna dhaqan Maraykanka gaar ahaan magaalada Sanjosi ee Gobolka Calafornia ayaa deeq lacag oo dhan 1000 dollar waxaa ay soo gaarsiiyee
Jaamacadaha Bariga Afrika iyo Banaadir oo deeq ku wareejiyey Guddiga Gurmadka Culumadda.
(November 26, 2013)
Boosaaso:-Maamulka Jaamacadaha Bariga Afrika iyo Banaadir ayaa waxaa ay si wada jir ah deeq u gaarsiiyeen dadkii dhibaatada roobabku u geysteen , deeqdaas ayaa waxaa ay iskugu jirtay Daawooyin, Lacag,
Ciidanka maamulka KMG ah Jubb oo Kismaayo ku qabtay labo nin oo Ajnabi ah
(November 26, 2013)
Kismaayo:-Ciidanka maamulka KMG ah Jubba ayaa waxaa ay qabteen labo nin oo ajnabi ah xili ay ku sugnaayeen dekkada magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka jubada hoose, ciidanka maamulka Jubba ayaa waxa