Madaxwaynaha Puntland oo ka hadlay fatahaada wabiga Shabelle iyo duufaantii 03A
(November 28, 2013)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiraxman Maxamed Faroole ayaa waxaa uu ka hadlay khasaarihii ay geysteen duufaantii ka dhacday Puntland isaga oo u mahad celiyey dhamaan gudiga Gurma

(November 28, 2013)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuriyadda Federalka Soomaaliya Xassan Sh. Maxamud ayaa maanta ka qeyb galay munasabad Qalin jebin ah. Halkaasna ka jeediyay qudbad dhiiri gelisay shacabka ku sugnaa goobtaas.

(November 28, 2013)
Muqdisho:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Dab uu ka kacay goob lagu iibiyo shidaalka iyo baabuurta yar-yar oo ku taalla KM4 ee magaalada Muqdisho waxaana uu Dabku geystay

(November 28, 2013)
Boosaaso:-Wafdi balaaran oo uu hogaaminayay Gudoomiyaha Jaamacada Bariga Afrika Prof. Cabdirisaaq Hiirad Maxamed oo uu ka mid ahaa Guddoomiye ku xigeenka Jaamacada Dr Dayid Cali Maxamed ayaa booqasho

(November 28, 2013)
Minneapolis :-Xaflad si wanaagsan loo soo agaasimay ayaa xalay waxaa lagu qabtay masaajidka weyn ee Abubakar As sadiiq ee magaalad Minneapolis. Xafladaas oo ay soo qaban qaabiyeen Golaha Iimaamyada &a
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|