Lacag iyo Deeqo kala duwan oo soo gaaray Guddiga culimadda gurmadka Puntland
(November 30, 2013)
Garoowe:-Guddiga culimadda ee u istaagay in ay gurmadka iyo deeqaha gaarsiiyaan qoysaska ku cayroobay duufaanada Puntland ayaa galabta ka warbixiyey lacago iyo dhaqaalo ay soo direen ilaa shalay jaali
Haweenta Saalixada Ah Sh Maxamuud Abuu Shayba (Daawo)
(November 30, 2013)
Nairobi:-Sheekh Maxamuud Abu Sheyba oo ka mid ah culumada Soomaaliyeed ayaa muxaadaro qiima leh ka jeediyey Masjidka Al-Hidaaya ee magaalada Nairobi waxaana uu sheekhu muxaadaradiisa cinwaan uga dhiga
Sheekh C/Casiis Cali Ahmed oo Darajada Dr.ka qaatay Jamaacada Madiina Munawara
(November 30, 2013)
Madiina:-Waxaan halkaan bogaadin iyo hambalyo ugu direynaa Sheekh C/Casiis Cali Ahmed  oo Darajada Dr ka qaatay Jaamacada Islaamiga ee Madiina Munwara waxaana uu Sheekhu Risaaladiisa Diktooraad ku qa
Guddi uu hogaaminayay Sh Cali Maxamed Saalax oo lacag ku wareejiyey Hay’adda Kafaalo
(November 30, 2013)
Oslo:-Guddi kumeel gaar ahaa oo ukucay musiibada daadadka, ayaa waxay shir ku qabteen Xafiiska Guud ee Hay’adda Kafaalo ee magaalada Oslo ee xarunta dalka Norway. Guddigaas waxaa hogaaminayay Dr. Ca
Madaxweynaha DFS oo ku qaabilay Villa Soomaaliya Safiirka Dowladda Nigeria
(November 30, 2013)
Muqdisho:-Waxaa kunalkaas qeyb ka ahaa R/Ku Xigeenka ahna Wasiirka arimaha dibadda Marwo Fawzia Yusuf Adam,Wasiir A.F.Okoh iyo Saraakil sare oo booliska Najeeriya ka tirsan waxeyna muujiyeen in ay Nij
Musharax Cali Xaji Warsame oo si weyn loogu soo dhaweeyey magaalada Garoowe
(November 30, 2013)
Garoowe:-Cali Xaaji Warsame oo ka mid ah Musharaxiinta u taagan xilka madaxweynaha Puntland ayaa maanta soo gaaray magaalada Garoowe ee xarunta dowlada Puntland waxaa soo dhaweeyey dadweyne badan oo t
Doodii Mooshinkii ka dhanka ahaa Xukuumada Saacid oo dib loo dhigay maalinta Birito ah
(November 30, 2013)
Muqdisho:-Gudoonka Baarlamaanka DFS ayaa maanta mar kale dib u dhigay in laga doodo mooshinka ka dhanka ah xukuumada Raisulwasaaaraha DFS Cabdi Faarax Shirdon Saacid Gudoonka ayaa dib u dhigay maal