Culimo’udiinka Puntland oo gaaray degaanada ay maasheeyeen roobabka iyo Dabayluhu

November 16, 2013 - Written by Editor

shaxmeddaahirGaroowe:-Shabakadda wararka Halgan.net oo saaka xiriir la samaysay culimo’udiinka ku nool Puntland iyagoo ku sugan degaanada ay maasheeyeen roobabka iyo dabaylah ayaa u sheegay in ay ku dhex jiraan qaybinta mucaawino iyo gargaarka ay ka soo aruuriyeyn dad weynaha ku dhaqan deegaanada Puntland.

Sh Axmed Daahir oo saaka aan kula xiriirnay khadka Teleefanka ayaa waxaa uu noo sheegay in xaaladu ay fiican tahay ayna ku gudo jiraan aruurinta qoysaska dhibku gaaray iyo siddii loo gaarsiin lahaa gargaarka deg deg ah. Culimo’ udiin iyo ducaad uu hor kacayo Sh Daahir Aw Cabdi iyo Sh Axmed Daahir ayaa shalay ka baqoolay magaalada  Boosaso ee xarunta Gobolka Bari waxaan ay gaareen degaano ku yaal Gobolka Nugaal oo khasaaro xooggan ay gaarsiiyeen roobabkii watay dabaylaha iyo duufaanta.

Warbixinta culimada ayaan dib idinkaga soo gudbin doonaa haddii Alle idmo ee ha moogaanina

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
November 2013
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
252627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online