Dagaal u dhaxeeya Galmudug iyo Puntland oo ka qarxay deegaanka Godod

November 4, 2013 - Written by Editor

ciidan_DFGaalkacyo:-Wararka hadda naga  soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobalka Mudug ayaa sheegaya in iska horimaad culus uu ka qarxay deegaanka Godod oo 30 KM u jirta magaalada Gaalkacyo .

Wariyaha Halgan.net ee magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in dagaalka uu socdo haatan waxaana sarkaal ka tirsan ciidanka Daraawiishta Puntland uu ku eedeeyey Galmudug in ay duulaan ku soo qaadan Deegaanka Godod waxaana uu sheegay in ay dib isaga caabiyeen.

Maamulka Galmudug ayaan wili ka hadal dagaalka saaka ka soo cusboonaaday deegaanka Gododo oo u jirta 30-KM u jira magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug.

Waxgaradka labada Maamul ee Galmudug iyo Puntand ayaa ku baaqay in la joojiyo colaada haatan ka soo cusboonaatay deegaanka Godod.

Wixii Warar ah ee soo kordha kala soco Halgan.net

M_M Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
November 2013
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
252627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online