Deeq Lacageed oo la soo gaarsiiyey Jaamacadda Bariga Afrika ee Buuhoodle.[Video]

November 26, 2013 - Written by Editor

jaamacadBuuhoodle:-Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ka soo jeeda Gobolka Cayn ee kuna dhaqan Maraykanka gaar ahaan magaalada Sanjosi ee Gobolka Calafornia ayaa deeq lacag oo dhan 1000 dollar waxaa ay soo gaarsiiyeen Jaamacadda Bariga Afrika Faraceeda Buuhoodle waxaan lacagtaas gudoomay gudiga boodhka Jaamacadda Bariga Afrika ee Buuhoodle. Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ka soo jeeda Gobolka Cayn ayaa waxaa ay deeqdaas lacageed u wakiilatay Xiis Xirsi Ducaale waxaana uu isagan ku wareejiyey gudiga Boodhka Jaamacadda Bariga Afrika oo kala ah:-

1. Dr C/Shaafi Axmed Cali
2. Caaqil C/samed Cali Xasan
3. Sheekh Mukhtaar Axmed X,Faarax
4. Cabdi Casiis Garaad soofe

Gudiga Boodhka Jaamacada Bariga Africa Faraceeda Buuhoodle Oo Lasoo Gaadhsiiyay Deeq Lacageed

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
November 2013
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
252627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online