Sh.Abdulqadir Dalmar oo ka qalinjabiyey University of Gloucestershire,UK

November 5, 2013 - Written by Editor

dalmarLeicester:-Waxaa  maanta oo taariikhdu tahay 5.11.2013 Shahaado sare  ee Mastarka la gudoon siiyay Sh.Abdulqadir Dalmar oo  degan magaalada  Leicester ee UK. Wuxuuna ku takhasusay Islamic  Banking,Finance and Management.Waxaana shahaadaan gudoon siisay jaamacada UNIVERSITY OF GlOUCESTERSHIRE, UK. Wax uuna Sh.Abdulqadir  Dalmar ka mid noqday  shanta Ardey ee uu ISLAMIC BANK OF BRITAIN gudoon siiyey Special awards. Halkaan ka eeg

Waxaana Alle uga baryeynaa in uu walaal Sh.Abdulqadir Dalmar ka dhigo mid cilmigiisa uga faa’ iideeya ummaddiisa  isagana Rabbi ku anfaco, Aamin. Maamulka iyo wariyaasha Halgan.net ayaa si gaar ah ugu Hambalyeynaya Sh.Abdulqadir Dalmar waxaana leenahay Allaha ka dhigo kii cilmiga uu bartay gaar siiyey bulshada Soomaaliyeed oo hamuun u qabta cilmiga Islamic  Banking,Finance and Management.

Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
November 2013
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
252627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online