HARO oo baaq u diray Umada Soomaliyeed

November 12, 2013 - Written by Editor

BaaqaHay,ada Haro iyo maamulkeedu waxay ka tacsiyaynayaan dhibaatada weyn ku ee habsatay walaalaha soomaaliyeed ee ku nool xeebaha bari ee puntland.waxaan ilaahay uga baryaynaa inuu u naxariisto intii dhimatay ,inta dhibaatay sana uu dhibka ka saaro.Waxaan dhammaan walaalaha Soomaaliyeed meel walba oo ay joogaan ugu baaqaynaaa inay caawimaad deg-deg ah soo gaarsiiyaan walaalaha dhibtu ku dhacday.

Haya’dda HARO waxay ku howlan nahay sidii ay gurmad iyo gar-gaar deg-dega u gaadhsiin lahayd walaalaha musiibadu ku dhacday.sidaa daraadeed Waxaa loo baahan yahay jawaab deg-deg ah.

Wixii caawima ah waxaad soo marin kartaan xafiisyada hay’adda oo kala ah :

• Xafiiska Garowe Yaasiin Cabdulaahi 252 90 772 4462
• Xafiiska HARO ee Minneapolis :Fawsi Daahir 612 483 1995
• Xafiiska San Diego :Cali Xaaji (619)741-9260
• Xafiiska Xamar Abduqaadir abdirahmaan 252 615 589 640
• Xafiiska Nairobi Faarax Xusen 254 722 756 755
AMA waxaad ku bixin kartaa online, website ka : www.harousa.org
Wixii faah-faahina ama su’aal ah fadlan soo wac, Maamulaha Haya’dda , Ali Abdinur: 619-549-1415

Mahadsanidiin.
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
November 2013
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
252627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online