Jaaliyada Sweden oo deeq lacageed gaarsiisay gudiga gurmadka culimada &Mu’asada Al-Minhaaj

November 23, 2013 - Written by Editor

shaxmeddaahirSwedan:-Jaaliyada sweden oo deeq lacageed gaarsiisay  gudiga gurmadka deegaamaday roobabka iyo dabaylaha iswatay ay waxyeeleeyeen, Jaaliyada dalka Swedan  ayaa Deeq lacageed oo dhan 25.000$(Kun doollar) soo gaadhsiisey culimada iyo Maamulka Mu’asada Al-Minhaaj ee aruurinayay deeqaha la gaar siinayo deegaanadii ay duufaanadu wax yeeleeyeen.

Maamulka mu’asasada al-minhaaj iyo culumada ayaa uga mahad celiyay una duceeyay Jaaliyada dalka Sweden ee Lacagtan ay soo direen, waxayna ugu baaqeen walaalaha kale ee muslimiinta ah inay sidaas oo kale khayrka ugu dadaalaan oo ay u gargaaraan walaalahooda tabaalaysan, waxayna sidoo kale u mahad celiyeen dhamaanba walaalha kale ee hore  ugu qayb qaatay gurmadka loo fidinayay dadkay dhibaatada roobabka iyo dabaylaha iswatay ay saameeyeen.

Gudiga gurmadka culimada
iyo Mu’asada Al-Minhaaj

Leave a comment

*

Archives
November 2013
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
252627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online