Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Abu Bakar ee Nairobi “Yaan shaar diin lagu khaldin” (Dhageyso).

November 9, 2013 - Written by Editor

umul-Nairobi:-Sh.Maxamed Cabdi Umal ayaa shalay khudbadii Jimcaha waxaana uu uga hadlay khatarta ay leedahay in magac diin iyo dan qabiil umada lagu burburiyo,loona gacan geliyo dalkooda gaalo iyo Cadow. Sh.Maxamed Cabdi Umal ayaa aad uga dheeraaday in qof walba oo muslin ah uu diintiisa ilaashado waxaana uu  uga digay in ay ku kadsoomaan kuwa magaca diin ku burbiriyey dalka iyo Diinta iyaga oo laayey culumadii dalka Soomaaliya kuwii ugu waaweyn.

Sh.Maxamed Cabdi Umal ayaa sheegay in Soomaaliya ay karaamo iyo sharaf lahayd xiligii ay dowladdi dalka ka  jirtay balse ay kuwa qaab qabiil isku abaabulay ay dalkii ku burburiyeen jabhado. Sh.Maxamed Cabdi Umal ayaa sheegay sidoo kale in dalka  lagu burbiyey magac diin oo ajandooyin kale huwan waxaana uu Sheekhu umada ugu baaqay in ay culumada iyo cilmiga ku xirmaan xiligan oo ah xili fitno lagu jiro kana digtoonaadaan dhagarta loo maleegayo.

Hoos Ka Dhageyso Khudbadii Sheekh Maxamed Cabdi Umal Xafidahulaah.



Hoos ka daawo Khudbadii Masjidka Abu Bakar ee Nairobi Sh.Maxamed Cabdi Umal Qeybtii Carabiga



Hoos Ka Dhageyso Khudbadii Sh.Maxamed Cabdi Umal oo Dhameystiran

[audio:www.halgan.net/Mp3/Khudbadii_Jimcaha _Sheekh Umal.mp3]

Halgan.net
Salaf Media
Nairobi

Leave a comment

*

Archives
November 2013
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
252627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online