Khudbadii Jimcaha Ee Masjidka Abuu Bakar Ee Minnesota (Daawo)

November 18, 2013 - Written by Editor

BaaqaMinnesota :--Waxaan idiin soo gudbineynaa Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Abuu Bakar ee magaalada Minnesota waxaa khudbada diirada lagu saaray sidii gurmad loo fidiyo dadweynaha ay ku dhufteen duufaanada khaasaraha lixaada leh u geystay deegaano ka tirsan Puntland  waxaa marti u ahaa Masjidka Abuu Bakar Ee Minnesota Al-Qaari Maxamed jibriil.

Khudbadii Jimacaha ka dib ayaa culumada iyo waxgaradaka Minnesota  ku baaqeen in gurmad degdeg ah loo fidiyey dadka ay duufaanada ku dhufteen


Hoos Ka Daawo Khudbadii Masjidka Abuu Bakar Ee Magaalada Minnesota iyo baaqii laga soo jeediyey Masjidka Abuu Bakar Ee Minnesota

Masjidka Abuu Bakar Ee Minnesota
Halgan.net

Somalitvmn

Leave a comment

*

Archives
November 2013
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
252627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online