Masawiradii ugu horeeyey duufaanada ku dhuftay dangoronyo oo na soo gaaray

November 14, 2013 - Written by Editor

P1000698Garowe:-Waxaa wili si xooggan u socda gurmadka ay fidinayaan culumada iyo Ducaada Puntland oo ay horkaceyso Musasada Al-Minhaaj waxaan gurmadkii ugu horeeyey uu gaaray ee Dangoronyo ,oo dhibaato badan ay ka dhacaday

1056Waxaad sawirada ka dheehan doontaa burburka iyo khasaaraha ay duufaanada u geysteen xolihii iyo guryihii waxaana biyo ay qariyeen deegaanada qaarkood

1095Culumada Puntland ayaa ugu baaqay uamada Islaamka ah in ay gurmad u fidiyaan walaalahood Islaamka ah waxaana si xowli ah ku socda gurmadka loo fidinayo dadka ay duufaanada roobka wata ay ku dhufteen.

Shalay galinkii danbe ayaa magaalada Bosaso waxaa ka amba baxay gawaari waday deeq loogu tala galay dadkii ku waxyeeloobay duufaantii ka dhacday deegaanada Puntland qeybo ka mid ah.Gawaarida shalay  ka amba baxday magaalada boosaaso ayaa gaaraysay ilaa afar gaari oo ah noocyada  waaweyn ee xamuulka qaada.Gawaaridan ayaa siday raashiin isugu jiray bur, bariis,sonkor,timir,kalluun,caano,buskut,dhar,buste , xasiigyo iyo bacaha roobka laga galo .

1051Deeqdaan oo ah  deeqdii ugu horeysay ee ka baxda magaalada Bosaso oo ku wajahan gobolada Nugaal iyo Karkaar inta u dhexeysa, ayaa qeyb ka ah barnaamij dadka loogu wacyi galinayay sidii ay u caawin lahaayeen walaalahooda dhibaataysan ee ka socday masjidka Al-Rowda ee magaalada Bosaso.

Gawaaridan oo inta aysan ka bixin magaalada ayaa waxaa saxaafadda u soo bandhigay Qaar kamid ah maamulka mu,asada AL-Minhaaj iyo culmaa’udiinkii ka kala qayb qaatay aruurinta tabarucaada.

Hoos ka Dhageyso Culumada Puntland oo shalay ka warbixiyey Gargaar ay u direen Nugaal iyo Karkaar

Musasat Al-Minhaaj
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
November 2013
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
252627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online