Ogeysiis ku socda Dhamaan Jaaliyada Somaaliyeed ee Toronto (Akhriso)

November 15, 2013 - Written by Editor

GURMAD-2Toronto:-Ugu Horayn Ducaada iyo Dhamaan Jaaliyada Soomaaliyeed ee Toronto waxay tacsi Tiiraanyo leh u dirayaan Shacabka Soomaaliyeed ee gobollada W/Bari Puntland), oo ay ku habsatay musiibada baaxad wayn oo aan kala reebin dad iyo duunyaba,Waxay ALLAAH SWT uga Baryeynaan inuu dhibkaas baaxada leh ka dul qaado inta dhimatayna u naxariisto, badal khayr qabana uu siiyo intii ku dad iyo maalba wayday,

Sidoo kale waxaa la ogeysiinayaa dhamaan jaaliyada Somaaliyeed ee Toronto – Canada inay ka soo qayb galaan Kulan gurmad loogu Fidinayo Dadka dhibaatadu ka soo gaartay Duufaantaas,Kulankaas waxaa ka wada qayb Qaadanaya

Khalid Bin Al-Walid Mosque | Darul Hijra Islamic Centrer

Abu Huraira Centre | Sakinah Islamic Centre | Masjid Al-Hikma

Waqtiga & Goobta

Axada 17 November 2013

Saacada 4:00 pm ilaa 9:00 pm

Goobta: IMO 65 Rexdale blvd.

 wixii faahfaahin ah kala soo xiriir

Sh Abukar Husein

647 882 0466

Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
November 2013
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
252627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online