Ogeysiis ku socda Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Finland

November 29, 2013 - Written by Editor

ogeysiisFinland:-Waxaa dhamaan lagu wargelinayaa Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan Magaalada Helsinki iyo nawaaxigeeda in socdaal dacwadeed uu ku imaan doono Magaalada  taariikhudu marka ay tahay 30.11.2013   Shiikh.Maxamuud Xassan Abuu Dalxa Maalmahaas sheekhu wuxuu muxaadaro ka jeedin doona hoolka cinwaankiisu hoosku yaalo oo ku yaala xaafada Kontula, Helsingin yhteislyseo, juhlasali, Rintinpolku 2, 00940 Helsinki.

Muxaadaraadka waxay bilaabanayaan 9.00 subaxnimo Sabtiga iyo Axadaba, Wuxuu ka loo sheekhu booqan doonaa magaalada turkuu.

Wixii faah faahin dheeri ah kala xiriir telefonkan 045- 2354259

Ismail Muse Yusuf
yusuf.ismailmuse79@gmail.com

Leave a comment

*

Archives
November 2013
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
252627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online