![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2013/11/111.jpg)
(November 14, 2013)
Garoowe:- 9kii November 2013 ayaa waxaa dhinaca badweynta Hindiya kasoo dhacay dabeylo ku socda xowli dhan 90km saacaddii. Dabeyluhu waxay wateen Roobab wata qabow meelaha qaarna baraf. Dabeylahaa wat
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2013/11/Islaan_Bashiir.jpg)
(November 14, 2013)
Gaalkacyo:-Kulan balaaran oo ay maanta isigu yimaadeen waxgaradka iyo Isimada gobalka Mudug ayaa waxaa uu ka dhacay guriga Islaan Bashiir Islaan Cabdulle oo ah isimada ugu waaweyn Puntland si weyna lo
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2013/11/Boqor_Burhaan.jpg)
(November 14, 2013)
Qardho:-Ku simaha Boqorka beelaha Daarood Boqor Burhan Boqor Muuse ayaa tacsi u diray dhamaan dadweynihii ay dhibaatada ka soo gaaratay duufaantii ku dhufatey Xeebaha Puntland waxaana uu baaq u diray Barnaamijkii gurmad oo caawa galay habeenkiisii Afaraad ( Warbixin)
(November 14, 2013)
Boosaaso:-Waxa caawa Masjidkaweyn ee Al-Rowda ka sii socday barnaamijkii gurmad wuxuuna galay caawa habeenkiisii afaraad.Barnaamijkaan oo intuu socday aysan ukala harin Dadwaynuhu ka qayb qaadasha
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2013/11/Jawaari.jpg)
(November 14, 2013)
Muqdisho:-Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cusmaan Jawaari ayaa maanta ku qabtay xafiiskiisa magaalada Muqdisho Shirjaraaid oo uu uga hadlayo marxaladda uu marayo Dalka
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2013/11/Xaaji-Maxamed-Yasin-Shirjaraaiid-300x189.jpg)
(November 14, 2013)
Nairobi:-Musharax Xaaji Maxamed Yaasiin oo ka mid ah musharraxiinta u taagan qabashada madaxtinnimada Puntland ayaa maanta waxaa uu shirjaraa,id ku qabtay magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya waxa
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2013/11/DSC020652.jpg)
(November 14, 2013)
Maanta oo kale oo bisha muxarram toban tahay labo sano ka hor ayey gacan ku dhiiglayaal ka tirsan kooxda al shabaab Shiikh Dr. Axmad xaaji cabdiraxmaan ku dileen masjidka xasan bin cali ee magalada bo Madaxweynaha Puntland oo magacaabay guddiga amniga doorashooyinka Puntland
(November 14, 2013)
Garoowe:-Waxaan maanta Dikreeto ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha Puntland Dr C/raxmaan Faroole uu ku magacaabay gudiga sare ee amniga ee waqtiga doorashooyinka ay ka dhacayaan Puntland. Madaxweynah
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2013/11/wasiiro_3.jpg)
(November 14, 2013)
Muqdisho:-Kulan ay maanta isigu yimaadeen golaha Wasiirada ee DFS ayaa waxaa kulanka soo xaadiray 3wasiir oo kaliya xili magaalada Muqdisho ay ku sugan yihiin inta badan wasiirada DFS taas oo cadeyn u
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2013/11/IMG_6847.jpg)
(November 14, 2013)
Muqdisho:-Golaha Wasiiradda Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya oo uu shir guddoominayey Ra’iisul Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon “ Saacid” ayaa maanta meel mariyey qorshe lagu hawlgelinayo
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|