Maalintii Al-shabaab ay dileen Sheekh Dr. Axmed Xaaji oo 2 ka soo wareegtay
(November 14, 2013)
Boosaaso:-Waxay ahayd subaxnimo isniin ah bisha Muxarram tahay 10 sanadka 1433 taariikhda hijriyada, kuna beegan 05/12/2011.Xilligaas la dilayo wuxuu kasoo baxay masjidka Xasan Bin Cali ee magaalada B
Madaxweynaha Jubba oo ku baaqay in Gurmad loo fidiyo shacabka ay duufaanada ku dhufteen
(November 14, 2013)
Kismaayo:-Madaxweynaha Maamulka KMG ee Jubba Sheekh Ahmed Maxamed Islaan (Ahmed Madoobe) ayaa tacsi iyo Baaq u diray shacabka ay duufaanada ku dhufteen waxaana uu ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed in a
Masawiradii ugu horeeyey duufaanada ku dhuftay dangoronyo oo na soo gaaray
(November 14, 2013)
Garowe:-Waxaa wili si xooggan u socda gurmadka ay fidinayaan culumada iyo Ducaada Puntland oo ay horkaceyso Musasada Al-Minhaaj waxaan gurmadkii ugu horeeyey uu gaaray ee Dangoronyo ,oo dhibaato badan
Golaha isutaga Masajida Ee W/maraykanka oo codsi u diray Umada Soomaaliyeed
(November 14, 2013)
Golaha isutaga Masajida Ee Waqooyiga Maraykanka Wuxuu ka tacsidaynayaa,dhibaatada baaxada wayn leh ee ku habsatay walaalaheen ku nool w/bari ee soomaaliya.Dhibaatadaas  oo isugu jirto naf iyo maalba
Baaq gargaar: Dufaanada ku dhuftay meelo ka mid ah gobolada Puntland ( Kafaalo)
(November 14, 2013)
Oslo:-Dad ay tiradoodu kor u dhaafayso boqol qof ayaa ku dhintay roobabkaas. Tiradaas waxey u badantahay iney kor u kacdo. Xoolo tiradooda gaareysa kumanaan ayaa waxaa qaaday daadadkaasi ka dhashay ro
Midowga culimada Islaamka oo ku baaqay in gargaar loo fidiyo Soomaaliya iyo Filibin
(November 13, 2013)
Midowga culimada muslimiinta caalamka ee uu guddoomiyaha uu u yahay  Shiikh.Yuusuf Al- Qardaawi ayaa waxaa ay ugu baaqeen culimada islaamka iyo shacabka muslinka ah ee ku dhaqan aduunka in ay gargaar
Wasiirro ka tirsan DFS oo kula Taliyay RW Saacid inuu Is Casilo
(November 13, 2013)
Muqdisho:-Wararka ka imanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in galabta uu dhacay kulan dhexmaray Ra’iisul-wasaaraha Somalia Cabdi Faarax Shirdoon Saacid iyo in kabadan 15 xubnood oo isugu jira was
Gawaari gargaar waday oo galinkii dambe ee maanta ka ambabaxay magaalada Boosaaso (Masawiro+Cod)
(November 13, 2013)
Boosaaso:-Waxaa maantay galinkii danbe magaalada Bosaso ka amba baxay gawaari waday deeq loogu tala galay dadkii ku waxyeeloobay duufaantii ka dhacday deegaanada Puntland qeybo ka mid ah.Gawaarida maa
Golaha Ammaanka ee QM oo ansaxiyey in la kordhiyo Ciidamada AMISOM.[Video]
(November 13, 2013)
Muqdisho:-Golaha Qaramada Midoobay ayaa shalay ansixiyay in la kordhiyo ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM waxaana la isku raacay in lagu kordhiyo ciidanka AMISOM ilaa 4,000 oo askari waxaana tirada c
Ciidamada Booliska Nairobi oo xaafada Islii ku dilay Labo qof oo hub watay
(November 13, 2013)
Nairobi:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya gaar ahaan xaafada Islii oo ay ku badan yihiin Soomaalida ayaa sheegaya in Ciidamada Booliska magaalada Nairobi ay toogteen 

« Previous PageNext Page »