Madaxweyne Xasan “Caalamku waa inuu gurmad deg-deg ah la soo gaaraa dadkii ay saameeyeen duufaanta Cyclone
(November 11, 2013)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta wuxuu si khaas ah ugu tacsiyeeyay eheladii iyo asxaabtii ay ka geeriyoodeen muwaddiintii ku geeriyood
R/W DFS oo ka codsaday Caalamka inay Gargaar u Fidiyaan Deegaanada ay duufaanada ku dhufteen
(November 11, 2013)
Muqdisho:-Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa ku baaqay in loo gurmado dadka ku wax yeeloobay dabaylaha roobka wata ee ‘cyclone’ ee
Idaacada VOA oo shaacisey in Khilaaf uu soo kala dhexgalay madaxda DFS
(November 11, 2013)
Muqdisho:-Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la sheegay inuu ka codsaday Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid inuu iscasilo. Warar lagu kalsoon yahay oo aanu ka
الغلاة يقتلون المجاهدين Maqaal in la akhriyo ku haboon W/Q C/casiis Maxamed
(November 11, 2013)
Muqdisho:-Waxaa maanta aad ula yaabay maqaal lagu daabacay Mareegtay Almoslim.net oo uu mushrif ka yahay Sh.Dr Naasir Cumar Xafidahulaah Maqaalkaan ayaa i soo xasuusiyey xasuuqii ay dalka Jazaa,ir ka
Madaxweynaha Puntlland oo ka hadlay khasaarihii ka dhashay Roobab dabaylo wata oo ka da’ay Puntland
(November 11, 2013)
Garoowe:-Roobbab dabaylo iyo duufaano wata ay ka da'ayaan degaanada  Puntland ee ku teedsan xeebaha badweynta Hindiya ee Puntland waxaan ilaa hadda wararku  ay sheegayaan in ilaa 100 qof  ay ku dh
Ciidanka Maamulka Jubba oo howlgalo ka sameeyey magaalada Kismaayo
(November 11, 2013)
Kismaayo:-Waxaa xalay iyo saaka howlgalo ay ka sameeyey magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubada Hoose ciidanka amaanka ee Maamulka KMG ee Jubba waxayna  gacanta ku soo dhigeen afar dhalinyaro a
Eeddo ninka inanta iga guursaday waa noocaas maaska ah! W/Q Sh Ahmed Cabdisamed
(November 10, 2013)
Muqdisho:-Dadku waxay kala leeyihiin midabbo, muuqaallo, mabaadi’ iyo mawaaqif lagu kala sooco. Nin walbana waxaa la gartaa waxa uu xambaarsan yahay ee ah diin, dhaqan, afkaar iwm, halkaas ayaana lo
Dowladda Federaalka iyo Kenya oo Heshiis ku kala saxiixday magaalada Nairobi (Daawo)
(November 10, 2013)
Nairobi:-Magaalada Nairbi ayaa waxaa maanta ka dhacaya shir saddex geesood ah oo looga hadlayo dibu laabashada qoxootiga Soomaaliyeed.Shirka, ayaa waxaa ka qeyb galaya dowladda Kenya, tan Soomaaliya,
Ciidanka Maamulka KMG ee Jubba oo la wareegay Jaziirada Kudhaa (Dhageyso)
(November 10, 2013)
Kudhaa:-Ciidamada Maamulka KMG ah ee Jubba ayaa la wareegay gacan ku heynta  Jaziirada Kudhaa oo iyada oo aan wax dagaala ka dhicin halkaas oo ay horey ugu sugnaayeen kooxda Al-Shabaab. Afhayeenka
Itoobiya oo Sheegtay in ay ka mid noqon doonto ciidamada AMISOM ee ku sugan Soomalia
(November 10, 2013)
AdisAbaba:-Ra'iisul wasaaraha Itoobiya, Hailemariam Desalagn ayaa waxaa uu sheegay in dowladiisa ay diyaar u tahay in ay ka mid noqoto ciidanka AMISOM ee ku sugan gudaha Soomaaliya. Ra'iisul wasaar

« Previous PageNext Page »