C/Laahi C/Qani Qorane oo Xifdiyey qu,aanka Kariimka xafladna loo qabtay (Masawiro)
(November 10, 2013)
Garoowe:-Galabnimadii  khamiista ayaa masjidka Xaaji Cali ee magaalada Garoowe waxaa lagu qabtay xaflad lagu maamuusayo xaafidka da'da yarta ee C/Laahi C/Qani Qorane oo dhameeyey qu,aanka Kariimka .
Ra’iisul Wasaaraha DFS oo booqashu ku tagay Isbitaal Madiina iyo Hotelka Maka-Al-Mukarama
(November 10, 2013)
Muqdisho:.Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cabdi Farax Shirdoon “Saacid”ayaa booqasho ku soo kala bixiyey, qaar ka mid ah iskuulaadkii ay dib u howlgalisay Wasaar
Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Abu Bakar ee Nairobi “Yaan shaar diin lagu khaldin” (Dhageyso).
(November 9, 2013)
Nairobi:-Sh.Maxamed Cabdi Umal ayaa shalay khudbadii Jimcaha waxaana uu uga hadlay khatarta ay leedahay in magac diin iyo dan qabiil umada lagu burburiyo,loona gacan geliyo dalkooda gaalo iyo Cadow. S
Taliya Booliska Nairobi Benson Kibue oo sheegay in Islii ay Dhuumaaleystaan Al-Shabaab
(November 9, 2013)
Nairobi:-Ciidamada Booliska dalka Kenya, ayaa  xalay raaf xooggan mar kale ka sameeyey Xaafada Islii oo ay ku badan yihiin Soomaalida ku dhaqan magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya waxaana dad ba
Magaalada Qardho oo ay soo gaareen wafdigii Boorka Jaamacada Bariga Afrika (Masawiro)
(November 9, 2013)
Qardho:-Waxaa Soo gaaray magaalada Qardho ee xarunta gobalka Karkaar Xubno sare oo ka tirsan Golaha Boorka Jaamacada Bariga Africa, oo uu hogaaminayo Mudane Aadan Sh Doon Cali iyo Sh Cabdi waaxid Xaas
Wasiirka Caafimaadka Puntland oo ka hadlay shir ka socda Muqdisho (Dhageyso)
(November 9, 2013)
Garoowe:-Wasiirka wasaaradda Caafimaadka Dowladda Puntland Dr.Cali Cabdilaahi Warsame ayaa sheegay in aysan wax shaqo ah ku lahayn shir looga hadlayo caafimaadka Soomaaliya oo ka socda magaalada Muqdi
Prof Musharax Cabduwali Maxamed Cali Gaas oo soo gaaray Gaalkacyo (Dhageyso)
(November 9, 2013)
Gaalkacyo:-Waxaa maanta soo gaaray magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug Musharax Cabduwali Maxamed Cali Gaas waxaana halkaas ku soo dhaweeyey dadweyne taageersan Musharax Cabduwali Maxamed
Dowlada Puntland oo ka hadashay weerarkii xalay lagu qaaday Xabsiga Boosaaso (Dhageyso)
(November 9, 2013)
Boosaaso:-Wasaarada Amniga ee Puntland ayaa saaka waxay ka hadashay weerar xalay lagu qaaday xabsiga dhexe ee magaalada Boosaaso, kaas oo dhaliyey khasaaro leh dhimasho iyo dhaawac waxaana ku dhintay
Madaxweynaha Puntland oo booqdayTuulada Caano-Yaskax
(November 9, 2013)
Garoowe:-Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiraxman Maxamed Maxamuud Farole  iyo wafdi la socday ayaa maanta gaaray Tuulada  Caano-Yaskax oo qiyaastii u jirta magaalada Garoowe ilaa 90KM.  Wafdiga Madax
Rasaas caawa laga maqlay magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari
(November 8, 2013)
Boosaaso:-Waxaa caawa laga maqlay magaalada Boosaaso rasaas ay rideen ciidanka ilaalada ka ah xabsiga weyn ee magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari ka dib markii weerar lagu soo qaaday waxaana gu

« Previous PageNext Page »