
(November 29, 2013)
Boosaaso:-Kulan balaaran oo si heesare ah loosoo qaban qaabiyay ayaa waxaa uu ka dhacay Markaska Dacwiga ah ee Al-Rowda Bosaso Kulanka oo ay qabatay Mu’asasada Al-Minhaaj ayaa waxaa goob joog ka aha Ogeysiis ku socda Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Finland
(November 29, 2013)
Finland:-Waxaa dhamaan lagu wargelinayaa Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan Magaalada Helsinki iyo nawaaxigeeda in socdaal dacwadeed uu ku imaan doono Magaalada taariikhudu marka ay tahay 30.11.20 Madaxwaynaha Puntland oo ka hadlay fatahaada wabiga Shabelle iyo duufaantii 03A
(November 28, 2013)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiraxman Maxamed Faroole ayaa waxaa uu ka hadlay khasaarihii ay geysteen duufaantii ka dhacday Puntland isaga oo u mahad celiyey dhamaan gudiga Gurma

(November 28, 2013)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuriyadda Federalka Soomaaliya Xassan Sh. Maxamud ayaa maanta ka qeyb galay munasabad Qalin jebin ah. Halkaasna ka jeediyay qudbad dhiiri gelisay shacabka ku sugnaa goobtaas.

(November 28, 2013)
Muqdisho:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Dab uu ka kacay goob lagu iibiyo shidaalka iyo baabuurta yar-yar oo ku taalla KM4 ee magaalada Muqdisho waxaana uu Dabku geystay

(November 28, 2013)
Boosaaso:-Wafdi balaaran oo uu hogaaminayay Gudoomiyaha Jaamacada Bariga Afrika Prof. Cabdirisaaq Hiirad Maxamed oo uu ka mid ahaa Guddoomiye ku xigeenka Jaamacada Dr Dayid Cali Maxamed ayaa booqasho

(November 28, 2013)
Minneapolis :-Xaflad si wanaagsan loo soo agaasimay ayaa xalay waxaa lagu qabtay masaajidka weyn ee Abubakar As sadiiq ee magaalad Minneapolis. Xafladaas oo ay soo qaban qaabiyeen Golaha Iimaamyada &a

(November 27, 2013)
Qardho:-Maamulka Jaamacadda Bariga Afrika faraceeda magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar ayaa kulan gaar ah la yeeshay Nabadoonada,Waxgaradka, Culama'udiinka ku nool magaalada Qardho, waxa uuna

(November 27, 2013)
Garoowe:-Odayaasha dhaqanka Puntland, ayaa ku howlan soo xulidda xildhibaanada cusub ee baarlamaanka. Odayaasha oo howshan loo xil-saaray, ayaa qoraya liiska xildhibaanada, iyadoo hab qabiil ay ku soo

(November 27, 2013)
Muqdisho:-Gudoomiyaha Bangiga Dhexe ee DFS ayaa waxaa loo si KMG loogu magacaabay Bashiir Ciise Cali oo horey isaga casilay xilkaas waxaana magacaabay Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud ka dib i
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|