
(November 27, 2013)
China:-Waxaa Magaalada Beijing ee Caasimadda wadanka China ka soconaya maalintii seddexaad shirka labaad ee iskaashiga wadamada carabta iyo China (China-Arab States Cooperation Forum "CASCF") , kaasoo

(November 26, 2013)
Leicester:- Waxaa maanta oo Taariikhu ay tahay 26-11-2013 ay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee magaalada Leicester , UK ay ugu deeqeen lacag gaaraysa $22,724 dollar dadkii waxyeeladu ka soo gaartay rooba

(November 26, 2013)
Garoowe:-Wasiiru dowlaha Maamul Wanaaga Dowlada Puntland Maxamed Faarax Ciise (Gaashaan )ayaa galabta Shirjaraa,id ku qabtay magaalada Garoowe ee xarunta dowlada Puntland waxaana ka warbixiyey halka u

(November 26, 2013)
Buuhoodle:-Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ka soo jeeda Gobolka Cayn ee kuna dhaqan Maraykanka gaar ahaan magaalada Sanjosi ee Gobolka Calafornia ayaa deeq lacag oo dhan 1000 dollar waxaa ay soo gaarsiiyee

(November 26, 2013)
Boosaaso:-Maamulka Jaamacadaha Bariga Afrika iyo Banaadir ayaa waxaa ay si wada jir ah deeq u gaarsiiyeen dadkii dhibaatada roobabku u geysteen , deeqdaas ayaa waxaa ay iskugu jirtay Daawooyin, Lacag, Ciidanka maamulka KMG ah Jubb oo Kismaayo ku qabtay labo nin oo Ajnabi ah
(November 26, 2013)
Kismaayo:-Ciidanka maamulka KMG ah Jubba ayaa waxaa ay qabteen labo nin oo ajnabi ah xili ay ku sugnaayeen dekkada magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka jubada hoose, ciidanka maamulka Jubba ayaa waxa Ciidanka Maamulka KMG ee Jubba oo qarax lagu weeraray magaalada Kismaayo
(November 25, 2013)
Kismaayo:-Waxaa galabta uu qarax ka dhacay magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka J/hoose waxaana qaraxa lala beegsaday gaari ay wateen ciidanka Maamulka KMG ee Juba waxaana qaraxa uu geystay khasaaro.

(November 25, 2013)
Qardho:-Shalay,24-11-20.13 waxaan safar ku tagnay magalada garowe halkaasi oo si diiran oo uu kalgacal ku jira naloogu soo dhaweeyey. Waxaan u mahadcelinayaa danjirayaasha dalalka USA,iyo dalalka reer

(November 25, 2013)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa saaka booqday xarumaha Wasaaraddaha Warfaafinta, Boostada, Isgaarsiinta iyo gaadiidka iyo Wasaa Ligligga ayaan haystaa!!!! W/Q Sh. Fu’aad Maxamuud X. Nuur
(November 25, 2013)
Boosaaso:-Is maan dhaafku waa shay nolosha aadanaha ka mid ah, ilmo Aadan CSA ayaa is maan dhaafkoodii wuxuu ku dhammaaday dil, waxaase dhuuxid u baahan dhaqanka qur'aanku ka soo guuriyey labadaa nin
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|