Cambaarayn dilkii xaq darrada ahaa ee Alle ha u naxariistee ganacsade Caaqil Cabdiladiif Axmed
(November 25, 2013)
London:-Alle ha u naxariistee waxaa si fool xun oo waxashnimo ah oo gardarro iyo sabab la’aan loogu dilay magaalada Kismaayo ganacsade Caaqil Cabdiladiif Axmed-nuur Xassan maalintii Sabtida ee taari
Culimo uu horkacay Sh.Maxamuud Xaaji Yusuf oo saakay booqday Dugsiga Sare Al-waaxa
(November 25, 2013)
Garoowe:-Shiikh.Maxamud Xaaji Yuusuf ayaa saaka waxaa booqasho ay ku tageen Dugsiga sare ee Al- waax si ay masuuliyiinta iyo Ardaydaba uga soo mahad celiyaan gurmadka ay u fidiyeen walaalahood dhibku
Kulan Tabarucaad loogu uruurinayo dadkii ay duufaanada ku dhufteen oo ka dhacay Nairobi
(November 24, 2013)
Nairobi:-Waxaa habeenkii Sabtida eheed taburucaad laga bilaabay in laga uruuriyo Masjidka Abu Bakar ee magaalada Nairobi waxaana tabarucaadka qeybweyn ka qaatay Culumada ,Waxgaradka,iyo Ganacsatada ma
Been Abuur laga sameeyey Sh.Maxamed Cabdi Umal Allah dhowree (Daawo)
(November 24, 2013)
Nairobi:-Waxaa baryahaan aad ugu soo batay barta Facebook rag caadeystay dhaqana ka dhigtay in ay ku been abuurtaan culumada iyo dadweynaha kale ee Soomaalida iyaga oo ku furta Acount magacyada iyo Ma
Mooshinkii laga keenay Raisulwasaaraha DFS Cabdi Faarax Shirdoon oo dib loo dhigay
(November 24, 2013)
Muqdisho:-Kulanka baarlamanka DFS ayaa maanta waxaa  lagu soo gudbiyey mooshinka ka dhanka ah Ra’isal wasaare Saacid  waxaana mooshinka soo gudbiyey xildhibaano gaaraya 168 waxaana  ka dhashay bu
Madaxweynaha Puntland oo furay mashruuc ka hortaga Tacadiyada Dumarka iyo Caruurta
(November 24, 2013)
Garowe:-Madaxweynaha dowladda Puntland Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud Faroole ayaa maanta furay mashruuc khuseeya xuquuqda Dumarka iyo Caruurta waxaana mashruuca helgaliyey Midowga Yurub iyo Hay’
Mutamarkii Sanadlaha ahaa ee lagu qaban jiray Boston oo dhawaan bilaaban doona
(November 24, 2013)
Boston:-Waxaa dhamaan la ogeysiinayaa jaaliyada Soomaaliyeed ee ku nool Boston in uu bilaaban doono Mutamarkii sanadlaha ahaa ee lagu qaban jiraya Masjidka Al-Taqwa waxaana ka soo qeyb gali doono culu
Muxaadaro iskugu jirta talo iyo bishaarooyin oo uu ka jeediyay Masjidka Al-rowda Sh Axmed C/samed
(November 23, 2013)
Boosaaso:-Iyadoo mudooyinkii la soo dhaafay ay wadeen dhamaan Soomaalida ku nool caalamka dadaalo loogu gurmanayo dadweynihii ay saamaynta wayn ay ku yeesheen roobab iyo dabaylo iswatay oo ka dhacay D
Jaaliyada Sweden oo deeq lacageed gaarsiisay gudiga gurmadka culimada &Mu’asada Al-Minhaaj
(November 23, 2013)
Swedan:-Jaaliyada sweden oo deeq lacageed gaarsiisay  gudiga gurmadka deegaamaday roobabka iyo dabaylaha iswatay ay waxyeeleeyeen, Jaaliyada dalka Swedan  ayaa Deeq lacageed oo dhan 25.000$(Kun dool
Khudbadii Jimcaha Ee Masjidka Abu bakar Sh.Maxamed Cabdi Umal (Dhageyso)
(November 22, 2013)
Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbineynaa khudbadii Masjidka Abu bakar ee magaalada Nairobi waxaana khudbada maanta jeediyey Sh.Maxamed Cabdi Umal.Sheekha ayaa khudbadii maanta wuxuu kaga hadlay in la isk

« Previous PageNext Page »