Nikolas Kay oo soo gebagebeeyay booqasho uu ku tegay Puntland.[War-saxaafadeed]
(November 22, 2013)
Garoowe, 22 November 2013 - Ergayga Gaarka ah ee Qaramada Midobay u Qaabilsan Arrimaha Soomaaliya, Nikolas Kay ayaa maanta soo gebagebeeyay seddex maalmood oo booqasho ah oo uu ku tegay Dowladda Gobol Wafdi wasiiro ka tirsan DFS oo gaaray magaalada Beledweyne
(November 22, 2013)
Hiiraan:-Wafdi ka tirsan DFS oo uu hogaaminayaan wasiirka arrimaha gudaha , C/kariim Xuseen Guuleed Wasiirka kheyraadka C/risaaq Cumar Maxamed, Wasiir ku xigeenada Gaashaandhiga, wasiirka Maaliyadda i

(November 22, 2013)
Muqdisho:-Wafdiga Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari uu hogaaminayey waxaa kusoo dhaweeyey garoonka diyaaradaha Aadan Cade ee magaalada Muqdisho Gudoo

(November 21, 2013)
Taleex:-Madaxweyne ku xigeenka Puntland Gen. C/samad Cali Shire ayaa maanta furay isbitaalka TB- ee degmada Taleex kaas oo in mudo ah la dhowrayey in la furo waxaana xaflada furitaanka ka soo qeyb g

(November 21, 2013)
Boosaaso:-Kulan balaaran oo si heer sare ah loosoo qaban qaabiyay ayaa waxaa uu ka dhacay Markaska Dacwiga ah ee Al-Rowda Bosaso Kulanka oo ay qabatay Mu’asasada Al-Minhaaj ayaa waxaa goob joog ka a Mooshin ka dhan ah Ra’iisulwasaare Saacid oo si xowli ah uga socda Muqdisho
(November 21, 2013)
Muqdisho:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka DFS ay bilaabeen mooshin ka dhan ah Ra'iisul wasaaraha DFS Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid).Xild

(November 21, 2013)
Garoowe:-Waxaa mar kale maanta Shir jaraa'id ku qabtay xarunta Jaamacadda Bariga Afrika Faraceed Garoowe Sh Maxamuud Xaaji Yuusuf iyo Sh Cabdi Qani Qorane iyagoo ku soo bandhiga lacag deeq ah oo a

(November 21, 2013)
MPLS:-Waxaa habeennimadii Sabtida ahayd lagu qabtay Masjidka weyn ee Masjid Abubakar MPLS MN kulan loogu magacdaray Habeenkii Qaari Mohamed Jabril iyo Masjid Abubakar MPLS MN 2013 oo culimada iyo duca

(November 21, 2013)
Kismaayo:-Wafti balaaran oo uu hogaaminayao gudoomiyaha Jaamacada Bariga Afrika Boosaaso Prof C/risaaq Hiirad Mohamed ayaa dhawaan waxay booqasho ku tageen magaala xeebta ah ee Kismaayo ahna xarun

(November 20, 2013)
Garoowe:-Kormeer qaatay afar maalmood oo ay deegaannadii ay aafayseen roobabkii dabaylaha watay ee dad iyo duunyaba wax yeeleeyay ay ku tageen guddi uu hogaaminayey Guddoomiyaha Mu’asasada AL-minhaa
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|