Culimo’udiinka ka yimid Uganda oo deeq lacageed sidday oo gaaray Garoowe
(November 20, 2013)
Garoowe:-Waxaa caawa gaaray magaalada Garoowe ee xarunta Gobolka Nugaal wafdi culimo iyo ducaad ah kuwaas oo ka soo kicitimay  dalka Uganda si ay tabarucaad iyo deeq lacageed oo ay Jaaliyad Soomaaliy
Sh Maxamuud Shibli iyo Kitaabkii الجواهر الثمينة في أدلة السفينة [Akhriso]
(November 20, 2013)
Nairobi:-Sh Maxamuud Shibli oo ka mid ah culimada dalka Soomaaliyeed ee ku nool dalka Kenya ayaa waxaa uu sharxay Kitaabka الجواهر الثمينة في أدلة السفينة  kitaabkaan oo ah
Xawaaladda Hodan Global oo deeq ku wareejisay culimada iyo Mu’asada Alminhaaj (Masawiro)
(November 20, 2013)
Boosaaso:-Waxaa maanta Xawaaladda Hodan Global Online ay deeq ku wareejisay culimada iyo Maamulka Mu’asada Al-Minhaaj ,Deeqdan ay wareejisay Xawaaladda Hodan ayaa waxaa wareejiyay Maamuulaha guud ee
Warbixintii culimadii tegay goobihii duufaanada ay ku dhufteen.[Dhagayso]
(November 20, 2013)
Boosaaso:-Culimo'udiin ,ducaad iyo waxgarad kale oo ay hogaaminayeen Sh Daahir Aw-Cabdi iyo Sh.Axmed Daahir iyo Gudoomiyaha Mu’asasada AL-minhaaj ee Dacwada iyo Hormarinta Ustaad Maxamed Maxamuud Ci
Ambassador Nicholas Kay iyo wafdi la socda oo tegay magaalada Garoowe
(November 20, 2013)
Garoowe:-Waxaa saaka gaaray magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal Ergayga Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Ambassador Nicholas Kay , wafdiga la socday Ambassador Nicholas Kay ay
Ra’iisul Wasaaraha DFS oo Isbitaalka ku booqday dhaawacyada weerarkii saldhigga Beledweyne
(November 20, 2013)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka ee Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa maanta booqday dhaawacyada dadkii ku waxyeeloobay weerarkii shalay kooxaha nabadiidka ay ku qa
Bulshada iyo Culimo’udiinka Gobolka Sool oo gurmad soo gaarsiiyey Garoowe.(Masawiro/Video)
(November 19, 2013)
Laascaanood:-Waxaa maanta gurmad balaaran oo iskugu jira lacag iyo raashin iyo agabyo kale soo gaarsiiyey gudiga Gurmadka culumada ee gobalka Nugaal bulshada , culimo'udiina iyo waxgaradka  ku dhaqan
Gurmad la gaarsiiyey deegaanadii ay ku dhufteen Duufaanadii watay roobabka (Masawiro)
(November 19, 2013)
Boosaaso:-Culumaa’uddiinka deegaanada Puntland ayaa ka warbixiyey socdaal ay dhawaan ku tageen deegaanada ka tirsan Puntland oo ay ku dhufteen duufaano iyo roobab khasaaro badan geystay. Sheekh A
Ina mari W/Q: Sh.Xassan Maxamed Ibraahim (Abuu Xasaan)
(November 19, 2013)
Nin waalan oo laga yaqaanno deegaanka burco ayaa nin tagsiile ah ku yidhi meel I gee ka dib markii uu gaadhigii fuulay ayaa wadihii tagsigu ku yidhi xaggeen ku geeyaa markaasuu ugu jawaabay ina mari (
Raisulwasaaraha DFS oo kulan la qaatay Wafdi ka socda Ururka Islaamka (Masawiro)
(November 19, 2013)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada  Federaalka ee Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid”, ayaa xafiiskiisa kula kulmay wafdi ka socday ururka Islaamka iyo hay’ad lagu magacaabo Al Raya

« Previous PageNext Page »