We are Asking for immediate relief for our brothers and sisters of Somalia.[Video]
(November 19, 2013)
Waa baaq loo jeedinayo walaalaha Soomaaliyeed ee ku nool dalka dibadiisa gaar ahaan dhalinyarada ay ku adag tahay in ay fahmaan ama ku hadlaan Afka-Soomaaliga ayaa baaqaan ku socdaa iyo weliba Hay’a
Ra’iisul Wasaaraha DFS oo cambaareeyey weerarkii Beledweyne, tacsina diray.[War-saxaafadeed]
(November 19, 2013)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa si kulul u cambaareeyey weerarkii fuleynimo ee lagu qaaday saldhigga degmada Beledweyne ee xarunt
Madaxweyne Xasan Sheekh “Dowladda waxaa ka go’an in la cirib tiro Al-Shabaab.”
(November 19, 2013)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa tacsi u direy dhammaan dadkii waxyeelada ka soo gaartey qaraxii maanta ka dhacay saldhiga Booliiska ee Beled
Maxkamad ku taalla San Diego oo xabsi sanado ah ku xukuntay Culimadii halkaas ku xirneyd.
(November 19, 2013)
San Diego:-Walaalayaal sidaad la socoteenba,waxaa in muda ah socday maxkamadaynta,culimadii ku xirnayd Wadankan Maraykanka,Gaar ahaan Gobalka California Magaalada San Diego. Culimadaas Oo ay ka mid
Qarax Ismiidaamin ah oo ka dhacay B/weyne oo geystay khasaaro kala duwan.
(November 19, 2013)
Hiiraan:-Wararka naga soo gaaray Magaalada Beladweyne ee xarunta Gobalka Hiiraan ayaa waxa ay sheegayaan in qarax ismidaamin uu ka dhacay afaafka hore ee Saldhiga Booliska ee magaalada B/weyne ee xaru
Culumada oo caawa ka warbixiyey goobihii duufaanada ay ku dhufteen oo ay gaareen.[Masawiro]
(November 19, 2013)
Boosaaso:-Kormeer qaatay afar maalmood oo ay deegaannadii ay aafaysay roobabkii dabaylaha watay ee dad iyo duubyaba halaagay ku tageen guddi uu hogaaminayay Gudoomiyaha Mu’asasada AL-minhaaj ee Dacw
Hay’ada HARO oo Rashin,Bustayaal iyo Ma’acuun gaadhsiisay Dadkii duufaantu dhufteen (Masawiro)
(November 18, 2013)
Minnesota:-Hay'da HARO oo fadhigeedu yahay dalka Maraykanka ayaa Maanta gaadhsiisay,dadkii Dhibaatadu ka soo gaadhay duufaantii ka dhacday W/Bari Somalia.Hadaba Maamulka hay'adu waxay ku howlan yihiin
Khudbadii Jimcaha Ee Masjidka Abuu Bakar Ee Minnesota (Daawo)
(November 18, 2013)
Minnesota :--Waxaan idiin soo gudbineynaa Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Abuu Bakar ee magaalada Minnesota waxaa khudbada diirada lagu saaray sidii gurmad loo fidiyo dadweynaha ay ku dhufteen duufaanad
Puntland oo sheegtay in ay qabatay 2 Jaasuus oo u dhashay Britian iyo Faransiiska (Masawiro)
(November 18, 2013)
Garoowe:-Wasaarada amniga Puntland ayaa maanta shaacisay in ciidana Nabadsugida Puntland PIS ay gacanta ku dhigeen laba nin oo ay ku sheegeen in ay howlo basaasnimo ka wadeen deegaanada Puntland. W
Culimadda gobalka Nugaal oo 25.000$ oo Deeq ah la soo gaarsiiyay (Masawiro)
(November 18, 2013)
Garoowe:-Waxaa weli si xowli ah u socda gurmadka ay walaalaha Muslimiinta ee Soomaaliyeed ay u fidinayaan walaalahood ay duufaanada ku dhufteen iyaga oo taakuleynta iyo gurmadka ku aadinayey culumada

« Previous PageNext Page »