Sh Cabdiraxmaan Abyad oo xalay baaq u jeediyey Jaaliyaadka dibada.[Daawo Video]

November 15, 2013 - Written by Editor

abyadCopenhagen:-Shiikh Cabdiraxmaan Abyad oo ka mid ah culimad Soomaaliyeed ee ku nool dalka dibadiisa gaar ahaan dalka Danmark ayaa baaq u jeediyey xalay bulshada Soomaaliyeed ee ku nool dalka dibadisa iyo gudahiisa isagoo Shiikh uu ugu baaq in gurmad ay u fidiyaan walaalahod ku dhibaatoobay rooobabka dabaylaha wata ee ku dhuftay degaano ka tirsan Puntlland.

Sh Cabdiraxmaan Abyad ayaa ku booriyey dadweynaha in ay qaybtooda qaataan oo ay caawiyaan walaalahood isagoo xusay in ay tahay waajib diini ah in la isku gurmado la isna caawiyo.

Hoos ka Daawo Baaqii xalay uu jeediyey Shiikh Cabdiraxmaan Abyad


Masjidka Towxiid
Copenhagen, Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
November 2013
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
252627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online