Xawaaladda Hodan Global oo deeq ku wareejisay culimada iyo Mu’asada Alminhaaj (Masawiro)

November 20, 2013 - Written by Editor

2013-11-20 10.21.56Boosaaso:-Waxaa maanta Xawaaladda Hodan Global Online ay deeq ku wareejisay culimada iyo Maamulka Mu’asada Al-Minhaaj ,Deeqdan ay wareejisay Xawaaladda Hodan ayaa waxaa wareejiyay Maamuulaha guud ee Xawaaladda Hodan Global Maxamuud Sheekh Ismail  isagoo ku wareejiyay gudoomiyaha guud ee Gurmadka Sheekh Ahmed Daahir iyo Mu’asada Al-Minhaaj.

Gudoomiyha Xawaaalada ayaa sheegay in deeqdan ay ugu talagaleen dadkii ku waxyeeloobay duufaanta isla markaana ay ka kooban tahay 190 kiish oo isugu jirta bur iyo bariis waxaana uu intaasi ku daray in Xawaaladda Hodan Global Online in mar walba ay diyaar u yihiin in ay ka qeyb qaataan tabarucaada walba oo loo fidinayo dadka dhibaataysan .

no images were found

Sheekh Axmed Daahir  oo ah gudoomiyaha guddiga gurmadka ee culimada ayaa sheegay in ay ka gudoomeen deeq raashiin ah ay Xawaaaladda Hodan ugu talagashay in la gaarsiiyo dadkii ku waxyeeloobay roobabkii iyo duufaantii ,isagoona u mahad celiay sida wanaagsn ay ugu soo gurmatay dadka dhibaataysan.

Halgan.net
Mu’asada Alminhaaj

Leave a comment

*

Archives
November 2013
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
252627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online