![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2014/07/DSC_0440.jpg)
(July 31, 2014)
Laascaanood:-Waxaa Maanta gudoomiye cusub loo doortay jimciyada Qur aanka kariim ka ah Al-Nuur ee Gobolka sool doorashadan Oo ay goob joog ka ahaayeen culimada Gobolka sool loona doortay Gudoomiye Cus Jawaabo Laga Bixiyay Heshiiska Gobollada Dhexe [Dhagayso]
(July 31, 2014)
Muqdisho:-Dowladda Somalia ayaa faahfaahin ka bixisay heshiis la sheegay in maamulada ka dhisan gobolada dhexe ee Somalia ay shalay ku gaareen magaalada Muqdisho. Heshiiskaasi oo ay sida la sheegay ga
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2014/07/DSC06579.jpg)
(July 31, 2014)
Garoowe:-Magaalada Garoowe ee xarunta Puntland ayaa waxaa si weyn looga dareemayaa diyaargarowga sanadguuradii 16aad ee ka soo wareegtay markii la aasaasay Puntland oo ku beegan 1.Augst0 1998 oo Issim
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2014/07/Pres.jpg)
(July 31, 2014)
Garoowe:-Waxaa caawa shir Jaraa'id ku qabtay magaalada Garoowe Madaxweynaha dowladda Puntland Dr C/weli Maxamed Cali Gaas iyo qaar ka mid ah Golahiisa wasiiradda ka dib shir deg deg ah oo ay caawa ku Golaha xukuumadda Puntland oo shir uu uga socdo xarunta madaxtooyada ee Garoowe
(July 31, 2014)
Garoowe:-Waxaa caawa la filayaa in kulan deg deg ah uu ka dhaco xarunta madaxtooyadda ee Puntland kulankaas oo ay iskugu imaan doonaa xukuumadda Puntland uuna shir gudoomin doono Madaxweynaha dowladda
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2014/07/img.jpg)
(July 31, 2014)
Muqdisho:-Heshiiskii shalay lagu saxiixay magaalada Muqdisho ee Maamul usameynta Mudug iyo Galgaduud ayaa waxaa uu la kulmay mucaaradkii ugu badnaa waxaana heshiiska diiday Madaxweynaha Ximan & Xe
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2014/07/41.jpg)
(July 31, 2014)
Muqdisho:-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga H.E. Dr. Abdirahman Dualeh Beileh ayaa maanta ku qaabilay Xafiiskiisa Xubnaha Guddiga Arrimaha Dibadda ee Golaha Baarlamaanka oo uu ho
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2014/07/DSC06648.jpg)
(July 31, 2014)
Garoowe:- Madaxweynaha dowladda Puntland Dr Gaas ayaa waxaa uu xariga ka jaray Buundada Midigar ee duleedka tuulada Sunojiif iyadoo mudo 5 bilood ah ka hor go'day waxaana illah mahadiis ah in maanta
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2014/07/shbashiir.jpg)
(July 31, 2014)
Nairobi:-Guddoomiyaha hay’adda culimada Soomaaliyeed Dr. Bashiir Axmed Salaad, ayaa galabta soo gaaray magaalada Nairobi xarunta dalka Kenya. Tiftiraha shabakadda Somalireal, ayaa waxaa u suura gash Madaxweynaha DFS Xassan Sheekh Maxamuud oo gaaray magaalada Garbahaarey
(July 31, 2014)
Garbahaarey:-Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka waxaa safar ay ku gaareen magaalada Garbahaarey ee xarunta gobolka Gedo. Madaxweynah
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|