
(July 8, 2014)
Muqdisho:-Dablay hubaysan ayaa waxaa ay weerar ku qaadeen xarunta Villa Soomaaliya ee magaalada Muqdisho xaruna u ah Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya, warar hordhac ah ayaa sheegay in weerarkaas

(July 8, 2014)
Muqdisho:-Waxaa maanta ay Maxkamadda Milatariga darajada koowaad ee dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa ay xukun dil ah ay ku riday Caawiye Axmed Jaamac oo da'diisa lagu sheegay 25 jir ah ka dib

(July 8, 2014)
Muqdisho:-Allaha u naxariistee waxaa xalay magaalada Muqdisho ku geeriyooday Maxamed Khalaf Aaden (Shangole) oo ahaa Aabii dhalay Sh Fu'aad Maxamed Khalaf oo ka tirsan Saraakiisha ururka Al-shabaab. Xildhibaan Cumar Bagadi oo lagu dilay magaalada Muqdisho
(July 8, 2014)
Muqdisho:-Kooxo hubeysan ayaa saaka mar kale waxaa ay ku dileen magaalada Muqdisho gaar ahaan degmada Wadajir ee gobolka Banaadir Xildhibaan ka tirsanaa golaha baarlamaanka ee Dowladda Federaalka Soom

(July 8, 2014)
Garoowe:-Madaxwaynaha Dowladda Puntland Dr.C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa Maanta Aqalka Madaxtooyada Puntland ee Garoowe ku soo dhaweeyay Safiirka Dalka Talyaaniga u jooga Soomaaliya Ambassador Marcell

(July 8, 2014)
Johannesburg:-Waxaa lagu soo gaba gabeeyay magaalada Johannesburg ee dalkan Koonfur Afrika tartankii Qur'aanka ee lagu waynaynaayey ramadaanka, tartankan oo socday laba maalmood Sabtigii iyo Axadii ay
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|