
(July 12, 2014)
Galkacyo: Waxaa maanta masaajidka Abu hurayra ee magaalada Galkacyo lagu qaybtay munaasamad balaaran, munaasamadaas oo lagu soo gabagabeeyey tartanka qur’aanka kariimka kaas oo socday intii lagu gud

(July 12, 2014)
Jigjiga:-Hay,ada SUNNA ee arimaha tacliinta iyo dacwada ee deegaanka Soomalida itoobiya ayaa xalay afur iyo casho u samaysay qaar ka mid ah qurba joog ka kala yimid aduunka dacaladiisaa . Cashadaas

(July 12, 2014)
Carmo:-Munaasbad Balaaran oo loogu Tala Galay In lagu soo Gaba Gabeeyo Tartankii Quraanka Kariimka ah ee ka socday Masjidka Al Taqwa ee Degmada carmo Kaas oo ay ku tartamaayen 14 Arday oo ka Kala soco Khudbadii Jimacaha ee Masjidka Abu Bakar Alsadiiq (Dhageyso)
(July 12, 2014)
Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbineynaa khudbadii jimacaha ee Masjidka Abu Bakar Al-Sadiiq ee magaalada Nairobi waxaana khudbadii maanta akhriyey Sheekh Maxamed Cabdi Umal Sheekha ayaa ka hadlay fadliga

(July 12, 2014)
Nairobi:Waxaa saakay ka bilowday Masjidka Abibakar Assiddiiq (6ka) Nadwo diini ah oo ay soo qaban qaabisay Dallada Madaarista Qur'aanka kariimka ee Nairobi taa oo kusaab sanayd Muwaadiic kala duwan oo

(July 12, 2014)
Mogadishu, 12 July 2014 – Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Sheikh Ali Dhuhulow oo maanta Muqdisho kula hadlayey warbaahinta ayaa siiyey warbixinta horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. W
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|