
(July 22, 2014)
Kismaayo:-Wafdi uu hogaaminayo Ergeyga midowga Yurub u qaabilsan arrimaha Soomaaliya, Michele Cervone ayaa gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose.Michele Cervone Ergeyga mido

(July 22, 2014)
Yemen:-Maxkamad ku taalla Yemen ayaa si rasmi ah ugu wareejisey nin ganacsade ah saddex markab oo ay horey u lahayd dowladda Somalia. Ninka ganacsadaha oo u dhashey Yemen ayaa maraakiibtan ku yeeshay

(July 22, 2014)
Garoowe:-Madaxwaynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa Maanta kullan aqalka Madaxtooyada Puntland ee Garoowe kula qaatay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Puntland,Agaasimayasha

(July 22, 2014)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta soo xiray kaldhiga 4-aad ee Baarlmaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Mudane Xasan Sheekh Ma

(July 22, 2014)
Gaza:-Waxa ay si adag u cambaareyneysaa duulaanka lagu qaaday dadka ku nool Gaza ee go’doonsan, iyo beegsashada rayidka aan waxba galabsan , taasoo ah wax ka hor’imaanaya qiimaha bani’aadanimada

(July 22, 2014)
Gaza:-Waxaa wili ka socda magaalada Gaza ee dalka falastiin duqeyn iyo xasuuq ay geysanayaa ciidanka yahuuda waxaana u danbeysay Duqeyn ay ku burburiyeen taangiyada Yahuuda Al Aqsa Hospital ee ku ya
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|