Maxaa ka faa’idnay Ramadaan , Maxaase xiga Sh.Cabdiwali Xaaji Yuusuf (Daawo)
(July 28, 2014)
Finland:-Waxaan idiin soo gudbineynaa Muxaadaro qiimo leh oo uu jeediyey Sh.Cabdiwali Xaaji Yuusuf waxaana uu cinwaanka muxaadarada ahaa Maxaa ka faa'idnay Ramadaan , Maxaase xiga ? Hoos ka Daawo M Magaalada Johannesberg ee dalka Koonfur Afrika oo si weyn looga ciiday[Masawiro]
(July 28, 2014)
Johannesberg:- Waxaa si wayn looga ciiday maanta oo ah maalin isniin ah ciidii fidriga ahayd guud ahaan dalka Koofur afrika si gaar ah magaalada Johannesberg. Boqolaal ka mid ah Jaaliyadda soomaalida Sh. Umal oo booqday Hotel uu Nairobi ka deganaa Sh Cabdi Qani Qorane
(July 28, 2014)
Nairobi:-Waxaa maanta hotelka uu ka deganaa magaalada Nairobi Sh Cabdi Qani Qorane ku soo booqday Sh Maxamed Cabdi Umal ka dib markii uu Sheekh. Cabdi Qani Qorane uu arrin caafimaad uu ku soo gaaray m Muqdisho iyo Gaalkacyo oo si weyn looga ciiday (Masawiro)
(July 28, 2014)
Muqdisho:-Madaxda DFS oo uu horkacayo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta boqolaal dadweyne ah kula tukaday masjidka isbahaysiga Islaamka waxaana Masjidka si weyn u soo camiray dadweyne aad u Magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari oo si weyn looga Ciiday.[Masawiro]
(July 28, 2014)
Boosaaso:-Munaasabadda Ciidul Fitriga ayaa maanta si weyn looga xusay magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari oo ka mid ah magaalooyinka ugu waa weyn Puntland, Inkastoo Masaajiyadda Bosaso saladda Magaalada Qardho ee xarunta Gobolka Karkaar oo si weyn looga ciiday[Masawiro]
(July 28, 2014)
Qardho:-Munaasabadda Ciidul Fitriga ayaa maanta si weyn loogu ciiday magaalada Qardho ee Xarunta Gobolka Karkaar,waxaana si wadajir ah loogu dukatay Masalaha weyn ee ku yaalo koonfurta magaalada Qardh Magaalada Laascaanood oo maanta si weyn looga ciiday.[Masawiro]
(July 28, 2014)
Laascaanood:-Waxaa maanata magaalada laascaanood laga tukaday si nabad galyo ah Salaadii Ciidul Firiga magaalada Laascaanood ayaa waxa lagu tukadaa Goobo kala duwan oo Masalaaha magaalada ,Masaajido G Khudbadii Ciidda ee Nairobi iyo barxadda iskuulka Pangani oo uu Sh. Shibli akhriyey [Video]
(July 28, 2014)
Nairobi:-Salaaddii ciidda ee maanta, ayaa barxadda iskuulka Pangani ee xaafadda Islii, waxaa tujiyey khudbadana ka akhriyey Sh. Maxamuud Shibli. Sheekha, ayaa ka hadlay sida muslimiinta looga baahan y Madaxda DGPL oo dadweyne fara badan kula tukadey Salaadii Ciida Garoonka Kubadda Cagta ee Mire Awaare.[Masawiro]
(July 28, 2014)
Garoowe:-Madaxwaynaha DGPL Dr.Gaas ayaa Maanta Magaalada Garoowe gaar ahaan Garoonka Kubadda Cagta kula tukaday Salaadii Ciida Kumanaan Dadweyne ah . Tukashada Salaada Ciida ayaa waxaa sidookale Goob
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|