4 dhalinyaro oo lagu eedeeyay in ay yihiin Shabaab oo xukun dil ah lagu fuliyay.

July 24, 2014 - Written by Editor

2Muqdisho:-Maxkamadda ciidamada DFS  ayaa maanta waxay  xukun dil ah ku fulisay afar dhalinyaro oo ay ku sheegtay inay ka tirsanaayeen Amniyaadka kooxda Al-Shabaab.

Guddoomiyaha maxkamadda darajada koowaad ee ciidamada DFS  Liibaan Cali Yaroow ayaa ku eedeeyey dhalinyarada maanta la toogtay in ay  dilal iyo qaraxyo ka fuliyeen magaalada Muqdisho .

Dhalinyarada maanta lagu toogtay magaalaada Muqdisho ee lagu eedeeyey in ay ka tirsan yihiin Amniyaadka Al-Shabaab dilalna ka geysteen magaalada Muqdisho ayaa waxaa ay kala yihiin.

1.Axmad Jaamac 25 Jir ku dhashay Degmadda Burco ee Togdheer
2-Mustaf Maxamuud Shidane, 22 Jir ku dhashay Guriceel
3-C/naasir Khaliif Maxamad 21 Jir ah, ku dhashay Guriceel,
4-Nuur Cabdulle Cawaale 21 jir ah ku dhashay Ceelbuur-Galgaduud

Ilaa haatan ma jiraan cid ka tirsan Al-Shabaab oo ka hadlay dhalinyarada maanta lagu toogtay magaalada Muqdisho.

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
July 2014
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online