Cizudiin Al-Qasaam oo diyaarad AIC ama Dronska u dirtay Yahuuda Muuqaalo soo bandhigtay (Daawo)

July 15, 2014 - Written by Editor

qasaamGaza:-Markii ugu horeysay ayaa garabka milatari ururka Xamaas (Cizudiin Al-Qasaam ) waxaa uu diyaarad kuwa wax basaasa ee AIC u dirtay deegaanada ay xooga ku heystaan ciidanka Yahuuda.

Diyaarada ay direen garabka Cizudiin Al-Qasaam ayaa waxay muuqaalo iyo masawiro ka soo qaadeen goobo muhiim ah iyo kuwa xasaasi ah waxayna soo bandhigeen qaar ka mid ah masawirada waxaana ay ku guuleysteen in ay sadex mar soo basaasaan magaalada Talaabiib .

Tv Al-jazeera ayaa soo gudbiyey guusha diyaaradaha wax basaasa ee Ururka Xamaas iyo gantaalada casriga ah oo ay sameysteen Mujaahidiin Falastiin

Hoos ka Daawo Tv Al-Jazeera oo soo bandhigay Diyaarada Xamaas u dirtay magaalada Talaabiib ee masawirada ka soo qaaday goobo muhiim ah.

Ama Hoos ka daawo Tv dowlada Falastiin

C/Casiis Maxamed
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
July 2014
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online