Gaari laga soo buuxiyey walxaha qarxa oo lagu qabtay Guriceel

July 9, 2014 - Written by Editor

guriceelGuriceel:-Wararka ka imaanaya Degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in Ciidamada Amaanka Degmada Guriceel ay maanta gacanta ku dhigeen gaari laga soo buuxiyey Walxaha Qarxa oo la rabay in lagu filiyo weerar is miidaamin ah.

Ciidamada amaanka ee Degmada Guriceel ayaa waxaa ay gaariga waday walxaha qarxa ku qabteen kontoroolka laga soo galo magaalada waxaana gaariga la socday 3 nin waxaana lagu xiray saldhiga Degmada.

Taliyaha saldhigga booliska Guriceel Gallad Maxamuud Qeelye oo la hadlay warbaahinta magaalada Muqdisho ayaa sheegay in dhamaan dadka ay qabteen ay ku wadaan baaritaan ayna soo bandhigi doonaa wixii ka soo baxa baaritaanka.

Ilaa haatan ma jirto cid ka tirsan Al-Shabaab oo ka hadashay gaariga miineysan iyo 3 nin ee la socotay ee lagu qabtay Guriceel.

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
July 2014
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online