Garaad Cabdullaahi Garaad Soofe Duraan oo ku geeriyooday magaalada Buuhoodle
July 19, 2014 - Written by EditorBuuhoodle:-Waxaa magaalada Buuhoodle ee xarunta gobalka Ceyn ku geeriyooday alaha u naxariistee Garaad Cabdullaahi Garaad Soofe Duraan oo ka mid ah isimda ugu culus deegaanada gobalka Ceyn waxaana uu ahaa garaadku nin qiimo badan oo ahlu diin ah.Waxaan alle uga baryeynaa Garaad Cabdullaahi Garaad Soofe Duraan in uu janadiisa fardowso ka waraabiyo sabar iyo iimaana siiyo dhamaan eheladiisa iyo dhamaan dadweynaha SSC.
Waxaa halkaan tacsi uga diray ehlada Garaad Cabdullaahi Garaad Soofe Duraan
1-Sheekh C/raxmaan Abyad
2.Ugaas Xuseen Muuse
3-Cabdisalaan Xasan Obokor
4-Xariir Ibraahim Aaden
5-Maxamed Xuseen Baaruud.
6-Pro. Cabdalle Nuur Shafay
7-Cabdirisaaq Gaaldille
8-Jaamac Maxamed Cali Aflow
9-Maxamuud Aaden Camay
10-Cabdirisaaq Cawil Macalim
11-Axmed Nuur Duuble
12-Cabdirashiid Kayna diid
13-Jamaal Cowke
14-Cabdixakiin Cali Mas
15-Mustafe Ileeye
16.Saciid 26
Garaad Cabdullaahi Garaad Soofe Duraan ayaa shalay kalimad dardaaran ah ka jeediyey xaflad tartanka qu,aanka kariimka ee lagu qabtay magaalada Buuhoodle waxayna ahayd dardaaran qiimo badan .
Hoos ka Dhageyso Dardaaranka alaha u naxariistee Garaad Cabdullaahi Garaad Soofe Duraan
[audio:http://k007.kiwi6.com/hotlink/fblp4paf9s/soofe.mp3]Ama Halkan Mp3
Dhamaan Maamulka iyo wariyaasha Halgan.net waxay tacsi gaara u dirayaan ehelada Garaad Cabdullaahi Garaad Soofe Duraan waxaana alle uga baryeynaa in janatul fardoos uu ku irsaaaqo.Aaaaaaaaaamiin
Halgan.net
Buuhoodle