Golaha Wasiirrada oo isku raacay Safaaradaha dibedda ay ku leedahay Soomaaliya in tiradooda lagu soo koobo 31.[Dhagayso]
July 26, 2014 - Written by EditorMuqdisho:-Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa yeeshay kulan gaar ah oo looga hadlayay dib-u-habayn lagu sameeyo Safaaradaha ay Soomaaliya ku leedahay Caalamka, waxaana kulanka shir Guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya mudane C/weli Sh.Axmed Maxamed. Wasiirka Arrimaha dibedda Dr. C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa Saxaafadda la hadlay Kulanka kaddib.
[audio:http://k007.kiwi6.com/hotlink/08ur8o2ac5/Wasiirka_Arrimaha_Dibedda_Cabdirixmaan_Ducaale_Bayle.mp3 ]
Axmed Nuur Maxamed
Muqdisho,Somalia